Tartanka Gool-dhalinta Kabta Dahabka FIFA Club World Cup Oo Meel Xiiso Leh Maraya

Tartanka Kabta Dahabka ee FIFA Club World Cup 2025 ayaa meel xiiso leh maraya iyadoo taageerayaasha ay u hamuun qabaan cidda hanan doonta abaalmarinta kabta dhahabka. Waxaa hoggaanka isla haya far ciyaaryahan  iyagoo min 4 gool dhaliyay.qaarkood tartanka wey ka hareen  kuwana weli waxey rajo ka leeyihiin iney ku guuleystaan abaalmarinta.

🎯 Hogaamiyeyaasha (4 gool):

Gonzalo García (Real Madrid)

Ángel Di María (Benfica)

Serhou Guirassy (Borussia Dortmund)

Marcos Leonardo (Al-Hilal)

🥅 Xiddigaha Saddexda Gool Dhaliyay (3 gool):

Jamal Musiala (Bayern Munich)

Phil Foden (Man City)

Erling Haaland (Man City)

Harry Kane (Bayern Munich)

Michael Olise (Bayern Munich)

Kenan Yıldız (Juventus)

Germán Berterame (Monterrey)

Wessam Abou Ali (Al-Ahly)

Pedro Neto (Chelsea)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

- Advertisment -

Football