XOG: Sideed Xiddig Oo Isku Qaaday Koob Adduun, Ballon d’Or & Champions League

Advertisements

Waxaa jira ciyaartoy tiro badan oo ku guuleystay Koob Adduun ama Champions League ama Ballon d’Or laakiin waa ay yar yihiin ciyaartoyda isku qaaday seddexdooda.

Shabakada Laacib waxay maanta eegeysaa sideed ciyaaryahan oo isku qaaday koobabka Champions League iyo World Cup iyo sidoo kale abaalmarinta xiddiga sannadka adduunka ee Ballon d’Or.

Liiskaan ma ahan mid ay ku soo baxayaan xiddigaha heystay abaalmarinta Ballon d’Or sannadihii ugu danbeeyay ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, madaama uusan midkoodna ku guuleysanin Koob Adduun.

1. Sir Bobby Charlton

World Cup: 1966 (England)

Ballon d’Or: 1966

Champions League: 1968

2. Gerd Muller

World Cup: 1974 (Germany)

Ballon d’Or: 1970

Champions League: 1974, 1975, 1976

3. Franz Beckenbauer

World Cup: 1974 (Germany)

Ballon d’Or: 1972, 1976

Champions League: 1974, 1975, 1976

4. Paolo Rossi

World Cup: 1982 (Italy)

Ballon d’Or: 1982

Champions League: 1985

5. Zinedine Zidane

World Cup: 1998 (France)

Ballon d’Or: 1998

Champions League: 2002

6. Rivaldo

World Cup: 2002 (Brazil)

Ballon d’Or: 1999

Champions League: 2003

7. Ronaldinho

World Cup: 2002 (Brazil)

Ballon d’Or: 2005

Champions League: 2006

8. Kaka

World Cup: 2002 (Brazil)

Advertisements

Ballon d’Or: 2007

Champions League: 2007

Comments are closed.