Wararka Premier League waxaan ku soo gudbinaa wararkii ugu danbeeyay ee lagu daabaco shabakada ciyaaraha caalamka ee Laacib.net ee ku saabsan horyaalka Ingariiska
Wararkii ugu danbeeyay ee Premier League sida warbixinada horyaalka, suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, natiijooyinka kulamada horyaalka, warbixinada xiisaha leh ee Ingariiska iyo warbixinada madadaalada ah inta badan waxaan ku soo gudbinaa halkaan.
Mar walba oo aad soo booqato Laacib.net haddii aad dooneysid inaad hesho wararkii aan ka daabacnay Premier League waxaad ku dhufan kartaa cutubkaan aan ka heleysid wararkii ku dhaafay.
Waxaan isku dayi doonaa inaan idiin soo gudbino warbixino xiiso leh oo ku saabsan ciyaaraha Premier League sida wararka kooxaha Arsenal, Chelsea, Liverpool, Manchester City iyo Manchester United
Waxaan sidoo kale soo gudbin doonaa warbixinada iyo natiijooyinka tartamada ay ka qeyb galayaan kooxaha Premier League sida Champions League iyo Europa League.