Wararka La Liga waxaan ku soo gudbinaa wararkii ugu danbeeyay ee lagu daabaco shabakada ciyaaraha caalamka ee Laacib.net ee ku saabsan horyaalka Spain
Wararkii ugu danbeeyay ee La Liga sida warbixinada horyaalka, suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, natiijooyinka kulamada horyaalka, warbixinada xiisaha leh ee Spain iyo warbixinada madadaalada ah inta badan waxaan ku soo gudbinaa Wararka La Liga
Mar walba oo aad soo booqato Laacib.net haddii aad dooneysid inaad hesho wararkii aan ka daabacnay La Liga waxaad ku dhufan kartaa cutubkaan aan ka heleysid wararkii ku dhaafay.
Waxaan isku dayi doonaa inaan idiin soo gudbino warbixino xiiso leh oo ku saabsan ciyaaraha Premier League sida wararka Real Madrid, wararka Barcelona, Wararka Atletico Madrid.
Waxaan sidoo kale soo gudbin doonaa warbixinada iyo natiijooyinka tartamada ay ka qeyb galayaan kooxaha La Liga sida Champions League iyo Europa League