Wararka Ciyaaraha Maanta waxaan ku soo gudbinaa wararkii ugu danbeeyay ee lagu daabaco shabakada ciyaaraha caalamka ee Laacib.net
Wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha caalamka sida warbixinada ciyaaraha, suuqa kala iibsiga, natiijooyinka, warbixinada xiisaha leh iyo warbixinada madadaalada ah inta badan waxaan ku soo gudbinaa Wararka Ciyaaraha Caalamka.
Mar walba oo aad soo booqato Laacib.net haddii aad dooneysid inaad hesho wararkii aan daabacnay oo dhan waxaad ku dhufan kartaa cutubka Wararka Maanta oo aan ka heleysid wararkii ku dhaafay.
Waxaan isku dayi doonaa inaan idiin soo gudbino warbixino xiiso leh oo ku saabsan ciyaaraha caalamka sida wadamada Ingariiska, Talyaaniga, Spain, Jarmalka iyo Faransiiska.
Waxaan sidoo kale soo gudbin doonaa warbixinada iyo natiijooyinka tartamada sida Champions League iyo Europa League, waxaan il gaar ah ku heynaa tartanka Qaramada Yurub ee Euro 2020.