Wararka Champions League waxaan ku soo gudbinaa wararkii ugu danbeeyay ee lagu daabaco shabakada ciyaaraha caalamka ee Laacib.net ee ku saabsan Champions League.
Wararkii ugu danbeeyay ee Champions League sida warbixinada koobka, natiijooyinka kulamada tartanka, warbixinada xiisaha leh ee Yurub iyo warbixinada madadaalada ah inta badan waxaan ku soo gudbinaa halkaan.
Mar walba oo aad soo booqato Laacib.net haddii aad dooneysid inaad hesho wararkii aan ka daabacnay Champions League waxaad ku dhufan kartaa cutubkaan aan ka heleysid wararkii ku dhaafay.
Waxaan isku dayi doonaa inaan idiin soo gudbino warbixino xiiso leh oo ku saabsan ciyaaraha Champions League sida wararka kooxaha waa weyn ee Yurub, hordhacyada iyo weliba saadaasha kulamada.
Waxaan sidoo kale soo gudbin doonaa warbixinada iyo natiijooyinka tartamada loogu soo baxo Champions League ee UEFA Super Cup iyo Club World Cup.