Waa LIX Sanno Jir Muslim Ah, Wuxuu Leeyahay Murqaha Caloosha, Farsamada Kubadeed Ee Lionel Messi, Wuxuuna U Ciyaaraa Liverpool

Lix sanno jirka Arat Hosseini waxa uu taageero weyn u yahay Lionel Messi, waxaana loo arkaa inuu noqon doono mustaqbalka xiddiga bedelaya mucjisada reer Argentina.

Arat waxaa lagu yaqaanaa inuu leeyahay murqo waa weyn siiba kuwa caloosha, waxa uu sidoo kale leeyahay farsamo cajiib ah oo aad la dhaceyso marka ay kubada lugtiisa ku jirto, isagoo taageerayaal badan ku leh baraha bulshada.

Bogiisa Intagram waxaa ka buuxa muuqaalo uu ku soo bandhigayo farsamadiisa kubadeed halka uu mararka qaar sawiro isaga soo qaado isagoo xabad qaawan si uu u soo bandhigo murqihiisa caloosha.

View this post on Instagram

Don’t wait for extraordinary opportunities. Seize common occasions and make them great. Orison Swett Marden منتظر فرصت های طلایی نمانید ، فرصت های معمولی را از دست ندهید و آنها را به شرایط استثنایی تبدیل کنید. _____________________________________ Who looses today, won’t find tomorrow There is nothing important as today آن كه امروز را از دست می دهد! فردا را نخواهد یافت هیچ روزی از امروز با ارزشتر نیست. _____________________________________ Who looses today, won’t find tomorrow There is nothing important as today آن كه امروز را از دست می دهد! فردا را نخواهد یافت هیچ روزی از امروز با ارزشتر نیست.

A post shared by Arat Hosseini (@arat.gym) on

Waxa uu dhashay 30kii September 2013, waxaa farsamadiid kubadeed lala barbardhigaa Lionel Messi isagoo 3.9 milyan taageerayaal ah ku leh Instagram.

Haatan waxa uu ku jiraa akadeemiga kooxda Liverpool oo uu wacdarro ka dhigayo, waxa uu xitaa fursad u helay inuu xirto biladaha ay xiddigaha Liverpool ku hanteen Champions League.

View this post on Instagram

باورتون میشه ؟ من تازه دارم یک نفس راحت میکشم، چقدر خوب که آراتم بزرگ شد مثل یک مرد، اون یاد گرفت مسواکشو بزنه، بخوابه، بیدار بشه خودش حرکتهای ورزشیه کمرو قبل از صبحونه بزنه، تو تمریناتش جدی باشه، به من یاد بده خیلی چیزها رو، تازه این پدر سوخته وقتی دارم بهش میگم آرات اینطوریه و میخوام دوباره بهش بگم بهم میگه : چرا میخوای دو بار بگی من همون اولین باری که گفتی فهمیدم 🙂 امروز ناهار ماهی درست کردم ، غذایی که خیلی دوست داره قشنگ تو بشقاب با چند چیز دیگه تزعین ( نمیدونم چطور نوشته میشه 😃 ) کردم گفتم بیا، گفت: بابا یکم صبر کن میام چند بار گفتم و‌اون گفت یکم دیگه میام. داشت تمرین میکرد بعد دیگه اعصابم خورد شد و گفتم: بابا بیا دیگه ول کن ؛ رفت دستو پاهاشو شست و اومد یک بغض اون ته دلش بود گفتم چیه ؟ بغضش ترکیدو گفت : من موفق نشدم یک حرکتو انجام بدم گفتم ببین نباید گریه کنی چون باز میتونی وقت داری بهو حرفمو قطع کرد و کفت : یعنی چی گریه نکنم مگه رونالدو گریه نمیکنه ؟ چرا میخوای بهم یاد بدی گریه نکنم چرا ؟ مگه نگفتم بزار گریه کنم چون آروم میشم رفتم بوسش کردمو گفتم : من نوکرتم بابا من نمیدونستم اینقدر بزرگ شدی ، بعد با هم نشستیمو گریه کردیم یک گریه پدر و پسری 😭😭

A post shared by Arat Hosseini (@arat.gym) on

Wuxuu bilaabay inuu jimicsiga sameeyo isagoo seddex sannadood ah, laakiin xiddigaan da’da yar ee reer Iran waxa uu u jeestay dhanka kubada cagta isagoo ku haminaya inuu noqdo xiddigii abid ugu fiicnaa dunida.

Aabihiis Mohammad Hosseini ayaa ku dhiirogeliyay inuu si adag u shaqeeyo taasoo keentay in lagu dhaleeceeyo:

“Mararka qaar dadka waxay igu yiraahdaan haddii aan ku noolaan lahaa meel ka baxsan Iran in la igu eedeyn lahaa xadgudub ka dhan ah caruurta halka dadka kale ay igu eedeeyaan inaan wiilkeyga lacag ka sameynayo.” ayuu yiri Mohammad.

“Waxaan jeclahay inaan wiilkeyga ku tababaro inuu noqdo horyaal, waxaan soo bandhigaa tababarkiisa si qoysaska dan yarta ah sideena oo kale ay u fahmaan inaysan u baahneyn agab qaali ah.

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*