Sida Loogu Kala Guuleystay Koobka Horyaalka Ingariiska – Kooxaha Ugu Koobab Badan & Kuwa Ugu Koobabka Yar Oo Dhameystiran

Advertisements

Liverpool ayaa si rasmi ah u qaaday koobka horyaalka Premier League iyagoo u dabaaldegay koobkoodii 19aad ee horyaalka Ingariiska ahna koobkoodii ugu horeysay ee Premier League tan iyo markii magacaan loo bixiyay horyaalka Ingariiska.

Reds ayaa dabaaldeg weyn ku qabsatay garoonka Anfield inkastoo Korona Fayras darteed garoonka loo diiday taageerayaasha.

Liverpool ayaa haatan hanatay koobkoodii 19aad ee horyaalka Ingariiska waa kooxda labaad ee ugu guulaha badan England iyagoo ka danbeeya kaliya kooxda Manchester United oo ku guuleysatay 20 koob.

Advertisements

Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sida loogu kala guuleystay koobka horyaalka Ingariiska:

20 koob – Manchester United

19 koob – Liverpool

13 koob – Arsenal

9 koob – Everton

7 koob – Aston Villa

6 koob – Chelsea, Man City iyo Sunderland

4 koob – Newcastle, Sheffield Wednesday

3 koob – Wolves, Leeds United, Blackburn Rovers iyo Huddersfield

2 koob – Tottenham, Portsmouth, Burnley, Preston North End iyo Derby County

1 koob – Nottingham Forest, West Brom, Sheffield United, Leicester City iyo Ipswich Town.

Advertisements
Advertisements
Laacib.net

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Laacib.net

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*