Shaxda Rasmiga Kulanka Eibar vs Real Madrid – Tababare Zinedine Oo Isbadal Weyn Ku Sameeyay Kooxdiisa.

Advertisements

Tababare Zinedine Zidane ayaa isbadal weyn ku sameeyay kooxdiisa, da’yarkii wacdaraha dhigay kulankii Champions League ee Rodrygo ayaa keydka kusoo bilowday, sidoo kale Kroos iyo Isco ayaa kursiga keydka kasoo muuqday.

Lucas Vazquez ayaa muddo kadib kusoo laabtay safka hore Madrid, wuxuuna weerarka ku wehlin doonaa Benzema iyo Hazard.

Wiilka yar ee Valverde ayaa dhexda mataan kula noqon doona Modric iyo Casemiro.

Advertisements

EIBAR:

REAL MADRID:

 

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

*