Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Valencia vs Barcelona – Quique Setién Oo Isbadal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Advertisements

Tababaraha cusub ee Barcelona Quique Setién ayaa isbadal ku sameeyay shaxdiisa, Arthur Melo ayaa kusoo bilowday isagoo mataan la ah Busquets iyo De Jong.

Sidoo kale Messi ayaa ku wehlinaya weerarka da’yarka dhalashada Spain qaatay ee Ansu Fati iyo Griezmann oo kooxdiisa usoo saaray wareega 16-ka koobka boqorka (Copa del Rey).

Lenglet kursiga keydka ayuu ku jiraa iyadoo laga doorbiday Umititi.

Dhinaca kale xiddiga ugu muhiimsan Valencia ee Rodrigo ayaa kursiga la galiyay waxaana kusoo bilowday weerarka Maxi Gomez iyo Gameiro.

Valencia:

Domenech, Wass, Paulista, Garay, Gaya, Coquelin, Kondogbia, Soler, Ferran, Maxi Gomez, Gameiro

Keydka:

Rivero, Mangala, Kang-in Lee, Jaume Costa, Vicente Esquerdo, Sobrino, Rodrigo

Barcelona:

Ter Stegen; S. Roberto, Piqué, Umtiti, Alba; Busquets, Arthur, De Jong; Ansu Fati, Messi, Griezmann.

Advertisements

Keydka:

Iñaki Peña, Semedo, Lenglet, Junior, Rakitic, Arturo Vidal, Collado.

Comments are closed.