Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Napoli vs Juventus – CR7 Oo Weerarka Kula Soo Bilowday Dybala Iyo Higuain

Advertisements

Tababare Maurizio Sarri ayaa hab weerar ah ku wajahaya kooxdiisii hore Napoli, waana kulankiisii labaad uu waji cadaawad leh kala hortagayo.

Ramsey iyo Douglas Costa ayaa kursiga keydka la fadhiya Bernardeschi, waxaa sidoo kale kusoo bilowday De Ligt oo u muuqda inuu qaab ciyaareed qurux badan muujiyay kulamadii dambe.

Gattuso ayaa ka hor imaanaya Sarri, wuxuuna weerarka u wakiishay Milik, Insigne iyo Callejo, sido kalana Fabian iyo Zielinski ayaa dhexda isku hardin doona.

Napoli:

Meret, Hysaj, Manolas, Di Lorenzo, Mario Rui, Fabian, Demme, Zielinski, Callejon, Milik, Insigne.

Keydka:

Karnezis, Daniele, Luperto, Maksimovic, Elmas, Lobotka, Llorente, Lozano, Leandrinho.

Juventus:

Szczesny, Cuadrado, Bonucci, De Ligt, Sandro, Bentancur, Pjanic, Matuidi, Dybala, Higuain, Ronaldo

Advertisements

Keydka:

Buffon, Pinsoglio, Rugani, Coccolo, Ramsey, Rabiot, Douglas Costa, Bernardeschi.

Comments are closed.