Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Man United vs Norwich City – Miyuu Harry Maguire Kusoo Bilowday Shaxda Red Devils?

Advertisements

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa go’aansaday inuu kusoo bilaabo kulanka Harry Maguire oo xanuun dhanka muruqa ah qaba, xiddigaan waxaa la filayay inuu muddo afar isbuuc garoomada ka maqnaado, balse si layaab leh ayuu ugu soo bilowday.

Juan Mata ayaa kusoo bilowday kulanka, sidoo kalana Matic iyo Fred ayaa Pereira ku wehlinaya dhexda.

James iyo Greenwood kursiga keydka ayey kusoo bilowdeen, sidoo kale Dalot ayaa muddo kadib soo fariistay kursiga keydka.

MAN UNITED:

De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Wiliams, Matic, Fred, Pereira, Mata, Rashford, Martial

KEYDKA:

Grant, Jones, Dalot, Shaw, James, Gomes, Greenwood

NORWICH CITY:

Advertisements

Krul, Aarons, Hanley, Zimmermann, Byram, McLean, Tettey, Vrancic, Buendia, Cantwell, Idah

KEYDKA:

Fahrmann, Leitner, Hernandes, Lewis, Stiepermann, Trybull, Amadou

Leave a Reply

Your email address will not be published.