Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Liverpool vs Man City – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Weyn Ee Anfield Ka Bilaaban Doona?

Advertisements

Tababare Pep Guardiola ayaa kusoo bilaabay kulanka Claudio Bravo iyadoo Ederson Moares uu ka maqan yahay kooxda dhan, xiddiga reer Brazil ayaa ku dhaawacmay kulankii Atalanta.

Rodri iyo Angelino ayaa sidoo kale kusoo bilowday, waxaana weerarka hogaaminaya Sergio Aguero oo mataan la noqonaya Sterling iyo Bernardo.

Dhinaca kale Jurgen Klopp ayaa isna adeegsaday shaxdiisa, Fabinho ayaa dib ugu soo laabtay Reds si uu dhexda ula wadaago Henderson iyo Wijnaldum.

LIVERPOOL:

Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Lovren, Robertson, Fabinho, Wijnaldum, Henderson, Salah, Firmino, Mane.

KEYDKA:

Adrian, Milner, Keita, Gomez, Oxlaxde-Chamberlain, Lallana, Origi.

MAN CITY:

Bravo, Walker, Stones, Fernandinho, Angelino, Rodri, Gundogan, Sterling, Bernardo Silva, De Bruyne, Aguero.

Advertisements

KEYDKA:

Carson, Jesus, David Silva, Mahrez, Cancelo, Otamendi, Foden.

Comments are closed.