Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Leicester City vs Arsenal – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Kong Power Stadium?

Advertisements

Branden Rodgers ayaa shax xoogan kusoo galay wuxuuna weerarka u wakiishay Jamie Vardy, sidoo kalana waxaa dhexda wadaagaya Ndidi, Tielemans iyo Maddison.

Gray iyo Praet ayaan nasiib u yeelan iney caawa kusoo bilowdaan kursiga keydka ayeyna fadhiyaan.

Dhinaca kale Unai Emery ayaa shaxdiisa kusoo bilaabay Mesut Ozil, waxaana kursiga keydka loo diray Pepe kaas oo kulamadii ugu dambeeyay aan muuqaalkiisa muujin.

Tierney nasiib uma lahan inuu kusoo bilowdo iyadoo Bellerin uu kusoo bilowday.

LEICESTER CITY:

Schmeichel, Pereira, Soyuncu, Evans, Chilwell, Ndidi, Tielemans, Barnes, Perez, Maddison, Vardy.

KEYDKA:

Ward, Justin, Morgan, Gray, Albrighton, Choudhury, Praet

ARSENAL:

Leno, Bellerin, Chambers, Luiz, Holding, Kolasinac, Guendouzi, Torreira, Ozil, Lacazette, Aubameyang.

Advertisements

KEYDKA:

Martinez, Tierney, Sokratis, Pepe, Willock, Martinez

Comments are closed.