Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Juventus vs Ac Milan – Miyuu Cristiano Ronaldo Kusoo Bilowday Kulanka

Advertisements

Tababare Maurizio Sarri ayaa kusoo bilaabay kulanka caawa Cristiano Ronaldo kaas oo shaki la galinayay inuu kasoo muuqdo, waxaana weerarka kula mataan ah Gonzalo Higuain iyo Bernardeschi halka Dybala iyo Costa keydka la dhigay.

Cuadrado ayaa daafaca midig kusoo bilowday, sidoo kalana De Ligt ayaa booskiisa difaacanaya iyadoo Rugani iyo Demiral ay kursiga keydka ku sugayaan.

Dhinaca kale Piatek ayaa kusoo bilowday dhanka Milan, waxaana wehlinaya Suso iyo Calhanoglu, halka khadka dhexe ay maamulayaan Paqueta, Bennacer iyo Krunic.

Juventus: 

Szczesny; Cuadrado, Bonucci, De Ligt, Alex Sandro; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Bernardeschi; Higuain, Cristiano Ronaldo

Keydka:

Pinsoglio, Buffon, De Sciglio, Khedira, Ramsey, Dybala, Douglas Costa, Danilo, Emre Can, Rugani, Rabiot, Demiral

Ac Milan:

Donnarumma; Conti, Duarte, Romagnoli, Theo Hernandez; Paqueta, Bennacer, Krunic; Suso, Piatek, Calhanoglu

Advertisements

Keydka:

Reina, A Donnarumma, Calabria, Bonaventura, Leao, Rebic, Biglia, Caldara, Gabbia, Rodriguez

Comments are closed.