Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Atletico Madrid – Ayay Zidane & Simeone Ku Soo Bilaabeen Finalka Koobka Spanish Super Cup?

Advertisements

Finalka Supercopa de Espana ayaa caawa lagu ciyaarayaa magaalada Jedah ee dalka Sacuudi Areebiya iyadoo ay isaga horimaanayaan kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid.

Tababare Zidane ayaan wax isbedel ah ku sameynin shaxdii uu kaga badiyay semi-finalka kooxda Valencia iyadoo Luka Jovic uu weerarka hogaaminyo, waxaana caawinaya Isco iyo Valverde.

Tababare Diego Simeone ayaa ku soo shirtagay shaxdiisa ugu adag iyadoo weerarka ay isla hogaaminayaan Joe Felix iyo Alvaro Morata iyadoo tababaraha reer Argentina uu xiddigiisa ku soo safay shax ciyaareedka 4-4-2.

Saul iyo Correa ayaa garbaha ka ciyaaraya halka khadka dhexe ay ka dheelayaan Thomas Lemar iyo Herrera.

SHAXDA RASMIGA AH:

Real Madrid XI: Courtois, Dani Carvajal, Sergio Ramos, Raphael Varane, Mendy, Casemiro, Toni Kroos, Luka Modric, Valverde, Isco, Luka Jovic

Kayd: Areola, Militao, Marcelo, James Rodriguez, Mariano, Vinicius Jr, Rodrygo.

Advertisements

Atletico Madrid XI: Oblak, Trippier, Felipe, Gimenez, Lodi, Correa, Herrera, Thomas, Saul, Felix Morata.

Keyd: Adan, Arias, Savic, Hermoso, Llorente, Vitolo, Riquelme

Leave a Reply

Your email address will not be published.