Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea vs Sheffield – Ayuu Thomas Tuchel Kusoo Bilaabay Kulankan Muhiimka Ah?

Kooxda Chelsea oo tan iyo markii shaqada tababarenimo ee kooxdeeda loo dhiibay Thomas Tuchel aan wax guuldaro ah arag ayaa soo dhawaynaysa kooxda u muuqata inay hubaal tahay inay heerka hoose uga dhacayso Premier League ee Sheffield United.

Advertisements

Kulankan ayaa ah wareega siddeed dhammaadka FA Cup, koobkan ayaa ah midka koowaad ee uu Tuchel doonayo inuu usoo gacan geliyo kooxdiisa halka ay Blades qudhooda doonayaan inay inta taagtooda ah ciyaaraan maadaama oo ay hoos uga dhacayaan PL.

Shaxda Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Chelsea:

Image

Sheffield United

Image

==

Advertisements

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*