Kooxda Barcelona ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Cadiz kulan ka tirsan horyaalka La Liga wareegiisa 24-aad walow uu kulankani Barca u noqonayo midkii 23-aad ee xilli ciyaareedkan.
Barca ayaa soo dhawayn doonta dhigeeda Cadiz oo wareegii hore guuldarro soo baday halka ay sidoo kale doonayso inay kasoo kabato fashilkii PSG kasoo gaadhay
Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood
Barcelona XI: Messi, Pique, Alba, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Lenglet, Dembele, De Jong, Dest, Pedri
Keydka: Pjanic, Neto, Braithwaite, Umtiti, Firpo, Pena, Trincão, Matheus Fernandes, Riqui Puig, Óscar Mingueza
Cadiz XI: Álvaro Negredo, Alberto Perea, Jon Garrido, Sobrino, Salvi, Isaac Carcelén, M. López, Fali Jiménez, J. Ledesma, A. Espino, Jairo Izquierdo
Keydka: Alcalá, A. Lozano, F. Malbašić, Álex, José Mari, David Gil, J. Jønsson, Alejo, Saponjic, Jorge Pombo, Álex Martín, J. Flere
App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora