Shabakada Laacib Oo Idiin Leh Ciid Mubaarak, Ciid Wanaagsan!

Ciid Mubaarak

Shabakada Laacib waxay ummada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ugu hambalyayneysa Ciidul Fidriga.

Waxaan Ilaaheey ka baryaynaa inuu soonkeenii naga aqbalo islamarkaana uu sannadka xiga nagu gaarsiiyo caafimaad iyo baraare.

Eid Mubarak! 💚

“Kul ‘am wa antum bi-khair!”
(كل عام و انتم بخير)

“Taqabbala Allahu minna wa minkum.” (تقبل الله منا ومنكم)

Meel kasta oo aad dunida ka joogtaann waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Wanaagsan.

Ku ciida farxad iyo reyn reyn.

Nala wadaag magaalada iyo wadanka aad ku ciideyso sannadkan iyo sida uu kuu saameeyay caabuqa Karoona

 

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

6 Fekradood

  1. ciid wanaagsan laacib waxaan ku ciidayaa london salaadana ma soo tukan karno beri guriga ayan ju ciideynaa

  2. Asalamu aleykum warax matulahi wabarakaatuhuu.Eid mubaarak Shabakada laacib. Wan salamayaa.
    Alle heynaga aqbalo soonka salada Du’ada ciidan ciideda bashbash iyo Barwaaqo alle hynaga gaadhsiiyoh.
    Waxa aanku ciidayaa jamhuriyada Barakeysan ee SOMALILAND. Gaar ahan
    Gobolka cagaaran ee Gabiley.
    farxad igu ciida dhaman muslimiinta Aduunka oo dhan 🙏🏻🌹💯❤☝️

  3. Dhamaan umad islaamka ah wxn leeyahay Eid wnagan, Eid la mid ah. ALLH SWC Ha nugu gaarsiiya iida xigta cfmd iyo barwaaqo Alhmd llh.

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*