Serie A

Serie A

13 Fekradood

  1. Asc laacib wan idin salaamay kubada cagta ma waxay ku hartay ingiriiska iyo isbayn aaway talayaaniga maba ka hadshaan mase kooxaha oo qoraagu tagero kaliya ay meesha u furantahy mase shacabka?

  2. Asc bahda laacibnet walal aniga ima soo baxayo hadaan sii taabto meesha ay ku qoran tahay riix halkan sidaa walalkii ku dhaafay u heshid maxaa cilada jira

  3. aniga waxan doonaya in aan noqdo lacibka somaliya 🇸🇴
    marka waxii talo ah igu cawiya

  4. Waat mahadsantihiin laacib shaqo wacan ayaat bulshada uheysaan waxaad Noogu soo dartaan cayaaraha LIVE ka sida LIVE score camal Thanks

  5. Naman yahow wararka talyaaniga ubaahanahay eplka io laligaha io serei A da 3 muhiim noo ah ee talyaaniga noogu soo dara wadna mahdsan tihiin

  6. Kuwaan ingiriis iyo isbiin lee laga maraa adunka ciyaar kle kama jirto. Wax jira maahin laacib. Katag dheh meesha.

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*