Saadaasha Khabiirka BBC-da Mark Lawrenson Ee Kulamada 12-aad Horyaalka Premier League – Muxuu Ku Saadaaliyay Kulanka Anfield?

Advertisements

Kulamada isbuuca 12-aad ee horyaalka Premier League ayaa caawa la baasan doonaa, kulanka ugu soo horreeya waxaa caawa Carrow Road ku ciyaari doona kooxaha Norwich City iyo Watford, wixii ka dambeeya waxaa jiri doona kulamo xiiso leh.

Jamaahiirta kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa ka carooday saadaasha uu isbuucaan sameeyay khabiirka BBC-da Mark Lawrenson kadib markii uu guuldarooyin siiyay, waxeyna kala booqan doonaan garoomada Anfield iyo King Power Stadium.

Natiijada uu siiyay Gunners waxey ciriiri galin kartaa mustaqbalka Unai Emery, kaas oo aan guul ka keenin kulamada kooxda saddexdii ciyaarood ee ugu dambeysay dhamaan tartamada oo dhan, halka guusha uu siiyay Reds ay usii dhaweyneyso iney sanadkaan noqon karto horyaalka England.

Dhinaca kale Lawro wuxuu guul siiyay Blues oo kulanka ugu horreeya sabtida soo dhaweyn doonta kooxda Crystal Palace, halka Red Devils uu kusoo celiyay wadada guusha kulanka ay axadda wajahi doonaan Brighton & Hove Albion.

Hadii sida uu saadaaliyay Lawro ay wax u dhacaan Manchester City waxey gali doontaa booska 4-aad ee horyaalka iyagoo 9-dhibcood ka hooseeya Liverpool.

SAADAASHA KULAMADA PREMIER LEAGUE-GA ISBUUCAAN EE LAWRO

KULANKA CAAWA:

Norwich City 1 – 1 Watford

KULAMADA SABTIDA:

Chelsea 2 – 0 Crystal Palace

Burnley 2 – 0 West Ham United

Newcastle United 0 – 2 AFC Bournemouth

Southampton 1 – 1 Everton

Tottenham Hotspur 2 – 0 Sheffield United

Leicester City 2 – 1 Arsenal

KULAMADA AXADDA:

Manchester United 2 – 0 Brighton & Hove Albion

Wolverhampton Wanderers 2 – 0 Aston Villa

Advertisements

Liverpool 2-0 Man City

 

ADIGUNA SAADAASHA HALKAAN HOOSE KUSOO QOR

17 responses to “Saadaasha Khabiirka BBC-da Mark Lawrenson Ee Kulamada 12-aad Horyaalka Premier League – Muxuu Ku Saadaaliyay Kulanka Anfield?”

  1. arsenal win 3 0
    chelsea win 3 o
    liverbool loos 2 1
    man unted win 2 0
    totaham win 4 0
    watfrot draw 0 0

  2. Norwich 0 0 Watford
    Chelsea 1 1 crystal place
    Burnley 2 1 westham United
    Newcastle 2 1 bournemoth
    Southampton 1 2 Everton
    Tottenham Hotspur 2 2 shifield United
    liecter city 4 0 arsenal
    manchester United 3 0 brighton
    wolves 2 0 aston villa

  3. Norwich 0 0 Watford
    Chelsea 1 1 crystal place
    Burnley 2 1 westham United
    Newcastle 2 1 bournemoth
    Southampton 1 2 Everton
    Tottenham Hotspur 2 2 shifield United
    liecter city 4 0 arsenal
    manchester United 3 0 brighton
    wolves 2 0 aston villa
    Liverpool 1 2 mancity

  4. Sadaashaan wa sax liecter 2-1 Arsenal
    Liverpool 2-0 man cty
    Man unted 2-0 brighto
    Chelsea 2-1 palace
    Aadbuu usaxay

  5. Norwich city 1-2 Watford
    Leicester city 3-2 Arsenal
    Man united 2-1 Brighton
    Chelsea 2-2 Crystal palace
    Tottenham 3-1 Sheffield united
    Wolves 2-1 Aston Villa
    Southampton 2-1 Everton
    Burnley 3-2 Westham united
    Newcastle united 2-0 AFC Bournemouth
    Liverpool 3-2 Man City.
    Sidaas waaye Saadaasheyda Inshaa Allaah.

  6. liverpool—man city:3-1
    dadka dhahaya man city ayaa badinasa waa ciyaal kubada cagta ku cusub oo aan waxba ka garanayn

  7. Norwich 0 0 Watford
    Chelsea 3 1 crystal place
    Burnley 1 1 westham United
    Newcastle 2 0 bournemoth
    Southampton 0 2 Everton
    Tottenham Hotspur 3 1 shifield United
    liecter city 2 3 arsenal
    manchester United 3 1 brighton
    wolves 2 0 aston villa
    Liverpool 1 2 mancity