RASMI: Xiriirka Kubadda Cagta Spain Oo Ku Dhawaaqay Saacadaha La Ciyaarayo Supercopa de Espana.

Advertisements

Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa ku dhawaaqay saacadaha la ciyaari doono tartanka Supercopa de Espana kaas oo bisha January lagu ciyaari doono dalka Saudi Arabia.

Tartankaan waxaa lagu sameeyay ballaarin, waxaana laga dhigay mid ay ka qeyb galaan afar kooxood, sidoo kale in lagu ciyaaro banaanka ayaa ah wax ku cusub tartanka.

Labada kulan ee semi final-ka waxaa la ciyaari doonaa 8:00 Fiidnimo Xilliga Geeska Afrika, waxeyn kooxaha isku wajahi doonaan sidaan:

8-da January 2020:

Valencia vs Real Madrid

9-ka January 2020

Advertisements

Barcelona vs Atletico Madrid

Ugu dambeyntiina finalkanwaxaa la ciyaari doonaa 12-ka January 2020, waxaana la daawan doonaa 9:00 Fiidnimo Xilliga Geeska Afrika

Comments are closed.