Maamulka Premier League ayaa isbeddel ku sameeyey kulamada horyaalka ee bishan January, kaddib dibu-cusboonaanta fayraska Korona.
Premier League ayaa shaaciyey isbeddelka lagu sameeyey kulamadan oo ka bilaabmayay kulanka Arsenal iyo Crystal Palace ee caawa, kaas oo laga dhigay 11pm iyadoo dib loo riixay waqtiga ay ahayd in ciyaartu ay bilaabato.
Aston Villa iyo Everton oo Axadda ciyaari lahaa ayaa gebi ahaanba la baajiyey, waxaana lagu beddelay kulan kale oo ay Tottees dheeli doonto tartanka FA Cup, laakiin Tottenham oo iyaduna Arbacadii la ciyaari lahayd Aston Villa ayaa la baajiyey oo loogu beddelay Fulham.
Laga bilaabo Khamiistan illaa laga gaadhayo maalinta ugu dambaysa bishan January, waxa isbeddelay waqtiga kulamada, iyadoo uu Premier League soo rogay sharciyo lasii adkeeyey oo looga gol-leeyahay in la xakameeyo xanuunkan sida waallida ah u faafaya.
Kulamada Premier League ee aan wali dib loo muddaynin:
Kulamadan oo hore u baaqday ayuu Premier League go’aamin doonaa waqtiga la ciyaari doono, waxayna u badan tahay in bishan aynu ku jirno ee January la ciyaari doono, halka qaarkood ay gaadhi doonaan bishan February maadaama jadwalku cidhiidhi yahay.
Aston Villa vs Everton
Aston Villa vs Tottenham
Burnley vs Fulham
Everton vs Man City
Man City vs Southampton
Leeds vs Southampton
Kulamada bishan January ee isbeddelka lagu sameeyey
Khamiis Jan 14: Arsenal vs Crystal Palace – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 16: Wolves vs West Brom – Kick-Off 12.30pm
Sabti Jan 16: Fulham vs Chelsea – Kick-Off 5.30pm
Sabti Jan 16: Leicester vs Southampton – Kick-Off 8pm
Axad Jan 17: Sheffield United vs Tottenham – Kick-Off 2pm
Axad Jan 17: Liverpool vs Manchester United – Kick-Off 4.30pm
Axad Jan 17: Manchester City vs Crystal Palace – Kick-Off 7.15pm
Isniin Jan 18: Arsenal vs Newcastle – Kick-Off 8pm
Salaasa Jan 19: West Ham vs West Brom – Kick-Off 6pm
Salaasa Jan 19: Leicester vs Chelsea – Kick-Off 8.15pm
Arbaca Jan 20: Manchester City vs Aston Villa – Kick-Off 6pm
Arbaca Jan 20: Fulham vs Manchester United – Kick-Off 8.15pm
Khamiis Jan 21: Liverpool vs Burnley – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 23: Aston Villa vs Newcastle – Kick-Off 8pm
Salaasa Jan 26: Newcastle vs Leeds – Kick-Off 6pm
Salaasa Jan 26: Crystal Palace vs West Ham – Kick-Off 6pm
Salaasa Jan 26: Southampton vs Arsenal – Kick-Off 8.15pm
Salaasa Jan 26: West Brom vs Manchester City – Kick-Off 8.15pm
Arbaca Jan 27: Burnley vs Aston Villa – Kick-Off 6pm
Arbaca Jan 27: Chelsea vs Wolves – Kick-Off 6pm
Arbaca Jan 27: Brighton vs Fulham – Kick-Off 7.30pm
Arbaca Jan 27: Everton vs Leicester – Kick-Off 8.15pm
Arbaca Jan 27: Manchester United vs Sheffield United – Kick-Off 8.15pm
Khamiis Jan 28: Tottenham vs Liverpool – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 30: Everton vs Newcastle – Kick-Off 12.30pm
Sabti Jan 30: Chelsea vs Burnley – Kick-Off 3pm
Sabti Jan 30: Crystal Palace vs Wolves – Kick-Off 3pm
Sabti Jan 30: Manchester City vs Sheffield United – Kick-Off 3pm
Sabti Jan 30: West Brom vs Fulham – Kick-Off 3pm
Sabti Jan 30: Arsenal vs Manchester United – Kick-Off 5.30pm
Sabti Jan 30: Southampton vs Aston Villa – Kick-Off 8pm
Axad Jan 31: Brighton vs Tottenham – Kick-Off 2pm
AxadJan 31: Leicester vs Leeds – Kick-Off 2pm
Axad Jan 31: West Ham vs Liverpool – Kick-Off 4.30pm
Khamiis Jan 14: Arsenal vs Crystal Palace – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 16: Leeds vs Brighton – Kick-Off 3pm
Sabti Jan 16: Fulham vs Chelsea – Kick-Off 5.30pm
Axad Jan 17: Sheff Utd vs Tottenham – Kick-Off 2pm
Axad Jan 17: Liverpool vs Man Utd – Kick-Off 4.30pm
Axad Jan 17: Man City vs Crystal Palace – Kick-Off 7.15pm
Isniin Jan 18: Arsenal vs Newcastle – Kick-Off 8pm
Salaasa Jan 19: Leicester vs Chelsea – Kick-Off 8.15pm
Khamiis Jan 21: Liverpool vs Burnley – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 23: Aston Villa vs Newcastle – Kick-Off 8pm
Sabti Jan 30: Arsenal vs Man Utd – Kick-Off 5.30pm
Sabti Jan 30: Southampton vs Aston Villa – Kick-Off 8pm
Axad Jan 31: Leicester vs Leeds – Kick-Off 2pm
Axad Jan 31: West Ham vs Liverpool – Kick-Off 4.30pm.
App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora