QIIMAYN: 20ka Xiddig Ee Ugu Cadcad Ballon d’Or Oo La Shaaciyey & Da’yar Kaalinta Koowaad Ku Jira

Xiddigaha ugu cadcad inay ku guuleystaan abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or ayaa la shaacoiyey, waxaana kaalinta koowaad kaga jira laacibka reer France ee Kylian Mbappe.

Advertisements

Abaal-marinta Ballon d’Or oo la kansalay sannadkii hore ee 2020 oo aan cidna la siinin, waxa xilli ciyaareedkan loollankiisa si adag ugu jira illaa 20 ciyaartoy oo ay safka hore taagan yihiin ciyaartooyo da’yar ah sida Erling Haaland iyo Mbappe oo ku cidhiidhyaya Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Robert Lewandowski.

Inkasta oo abaal-marintan aan la bixin doonin illaa inta laga gaadhayo bisha December ee dhamaadka sannadkan, haddana waxa ugu dambaynta lagu kala guuleysanayaa waxqabadka uu ciyaartoy kastaa la yimaaddo laga soo bilaabo bishii koowaad ee sannadkan, iyadoo tixgelinta ugu mudanna ay yeelan doonaan ciyaartoyda ku guuleysta koobabka ugu qiimaha badan.

Qiimayn lagu sameeyey 20ka ciyaartoy ee tartanka abaal-marinta Bllon d’Or u dhaxayn doona ayaa waxay u dhignayd sidan:

Advertisements

20. Son Heung-min (Tottenham)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 18aad

Wax qabadkiisa 2021: Afar gool, sagaal caawimood.

19. Lautaro Martinez (Inter)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: Wuu ku cusub yahay

Wax qabadkiisa 2021: sagaal gool, afar caawimood

18 .Neymar (Paris Saint-Germain)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 15aad

Wax qabadkiisa 2021: Afar gool, hal caawin. Wuxuu ku guuleystay Trophee des Champions.

17. Thomas Muller (Bayern Munich)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 17aad

Wax qabadkiisa 2021: Afar gool, toddoba caawimood. Wuxuu ku guuleystay Won Club World Cup.

16. Jadon Sancho (Borussia Dortmund)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 12th

Wax qabadkiisa 2021: Eight gool, seven caawimood.

15. Harry Kane (Tottenham)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 16aad

Wax qabadkiisa 2021: 10 gool, saddex caawimood.

14. Kevin De Bruyne (Manchester City)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 14aad

Wax qabadkiisa 2021: Saddex gool, Shan caawimood.

13. Mohamed Salah (Liverpool)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 13aad

Wax qabadkiisa 2021: Sagaal gool.

12. Luis Suarez (Atletico Madrid)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 11aad

Wax qabadkiisa 2021: Toban gool, hal caawin

11. Karim Benzema (Real Madrid)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 19aad

Wax qabadkiisa 2021: Siddeed gool.

10. Joao Cancelo (Manchester City)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 10aad

Wax qabadkiisa 2021: Hal gool, afar caawimood, 10 ciyaarood ayuu shabaqiisa nadiif ka dhigay

9. Bruno Fernandes (Manchester United)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 9aad

Wax qabadkiisa 2021: Sagaa gool, five caawimood.

8. Ruben Dias (Manchester City)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 8aad

Wax qabadkiisa 2021: Hal gool, 11 Ciyaarood ayuu goolka kooxdiisa nadiif ka dhigay

7. Cristiano Ronaldo (Juventus)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 4aad

Wax qabadkiisa 2021: 14 gool, saddex caawimood. Wuxuu ku guuleystay Won Supercoppa Italiana.

6. Romelu Lukaku (Inter)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 7aad

Wax qabadkiisa 2021: 10 gool, afar caawimood.

5. Ilkay Gundogan (Manchester City)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 5aad

Wax qabadkiisa 2021: 10 gool, afar caawimood.

4 Erling Haaland (Borussia Dortmund)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 6aad

Wax qabadkiisa 2021: 14 gool, shan caawimood.

3. Lionel Messi (Barcelona)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 3aad

Wax qabadkiisa 2021: 15 gool, lix caawimood.

2. Robert Lewandowski (Bayern Munich)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 2aad

Wax qabadkiisa 2021: 18 gool, saddex caawimood. Wuxuu ku guuleystay Won Club World Cup.

1. Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain)

Booskii uu ku jiray toddobaadkii hore: 1aad

Wax qabadkiisa 2021: 12 gool, laba caawimood. Wuxuu ku guuleystay Won Trophee des Champions.

Advertisements

 

 

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*