Miyuu Aguero Seegayaa Kulanka Champion-ka Ee Marseille Iyo Shaxda Laga yaabo In Pep Uu Ku Soo galo

Advertisements

Tababaraha kooxda Man City ee Pep ayaa shaaca ka qaaday liiska ciyaartooydiisa ee kulanka Marseille ee Champion-ka

Man City ayaa kulankoodii ugu horeeyay Champion-ka waxa ay guul ka gaareen FC Porto xilligaas oo ay ku garaaceen 3/1

Liiska City ee kulakaas waxaa ka maqnaaday Sergio Ramos oo la xaqiijiyay in uu dhaawacan yahay kaasi oo lagu haleelay kulankii ugu dambeeyay ee West Ham ee horyaalka xilligaas oo ay bar bar dhac galeen

Advertisements

Ilo wareedyo ayaa horay u tilmaamayay in laacibkaas uu ka maqnaanayo garoomada dhowr kulan oo soo socda

Shaxda laga yaabo in City kulankaas ku soo gasho ayaa ah sida tan

Ederson; Walker, Dias, Laporte, Zinchenko; Rodri, Gundogan, De Bruyne; Torres, Sterling, Foden

Advertisements
Advertisements

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

1 Fekrad

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*