MAQAAL – SAGAAL Qoraa Oo Kala Duwan Oo SAADAAL Buuxda Ka Bixiyay Kooxda Ku Guuleysan Doonta Champions League, Kulanka Ay Sugi La’yihiin & Ciyaartoyga Daawashada Mudan.

Advertisements

Kubadda cagta UEFA Champions League ayaa ugu dambayn soo laabatay waxaana berri kubadda loo baasi doonaa ololaha tartankaas ee xilli ciyaareedkan 2019-20.

Kooxda tartankan difaacanaysa ee Liverpool oo kamida kooxaha habeen dambe ciyaaraya ayaa difaacashadeeda koobka habeen dambe ka bilaabaysa kulan xoogan oo ay booqan doonto Napoli.

Reds ayaa xilli ciyaareedkan tartanka Champions League kooxaha kale ee England ee ku weheliya ay yihiin Tottenham oo ahayd kooxdii gaadhay Final-ka xilli ciyaareedkii hore, Manchester City iyo Chelsea.

Haddaba, Haatan miyay markale kooxaha England hanan doonaan CL?, Yaa ku guuleysan doona koobka?, Waa kee kulanka ka tirsan Group-yada ee soo jiidashada ugu badan lehi?, Waase kuma halka ciyaartoy ee ay tahay in la daawado?

Waxa dhammaan su’aalahaas jawaabo iyo saadaalo ka dhiibtay qoraayada wargeyska Mirror oo sagaal khabiir oo kala duwan ah, Halkan hoose kaga boggo waxa ay dhammaantood kaga war celiyeen waydiimahaas.

Qoraa Matt Lawless:

Guuleystayasha: Winners

Man City: Semi-finals

Chelsea: Quarter-finals

Tottenham: Quarter-finals

Kulanka Ugu Xiisaha BadanGroup-yada: Real Madrid vs PSG

Ciyaartoyga Ay Tahay In La Daawado: Kylian Mbappe.

Qoraa Andy Dunn

Guuleystayasha: Liverpool

Man City: Semi-final

Chelsea: Round of 16

Tottenham: Wareega 16

Kulanka Ugu Xiisaha BadanGroup-yada: Borussia Dortmund v Barcelona

Ciyaartoyga Ay Tahay In La Daawado: Joao Felix (Atletico Madrid)

Qoraa Conor Mummery

Guuleystayaasha: Tottenham

Liverpool: Semi-finals

Man City: Quarter-finals

Chelsea: Wareega of 16

Kulanka Ugu Xiisaha BadanGroup-yada: Tottenham vs Bayern Munich

Ciyaartoyga Ay Tahay In La Daawado: Tanguy Ndombele

Qoraa John Cross

Guuleystayaasha: Man City.

Liverpool: Semi-finals

Chelsea: Wareega 16-ka

Tottenham: Quarter-finals

Kulanka Ugu Xiisaha BadanGroup-yada: Real vs Paris ama Juve vs Atletico

Ciyaartoyga Ay Tahay In La Daawado: Neymar

Qoraa James Nursey

Guuleystayaasha: Manchester City

Liverpool: Semi-finals

Man City: Winner

Chelsea: Wareega 16

Tottenham: Quarter-finals

Kulanka Ugu Xiisaha BadanGroup-yada:  Atletico Madrid v Juventus .

Advertisements

Ciyaartoyga Ay Tahay In La Daawado: Kylian Mbappe

Riix Bogga 2-aad Si Aad Uga Boggaato Saadaashan Oo Dhammaystiran: 

Comments are closed.