LIVE: Halkaan Kala Soco Wararka Mustaqbalka Ernesto Valverde & Hadii Shaqada Laga Ceyrinayo.

Advertisements

Tababare Ernesto Valverde ayaa go’aan laga gaari doonaa mustaqbalkiisa maanta, waxaana lagu soo warramayaa inuu kulan ka dhici doono xafiiska kooxda ee garoonka Camp Nou.

Warbaahinta Spain waxey hadal hayaan in macalinka reer Spain ay tahay maalintiisii ugu dambeysay shaqada kooxda, waxaana jira warar badan oo ku hareereysan mustaqbalkiisa.

Advertisements

Si kastaba hadii la ceyrinayo iyo hadii uu shaqada sii heyn doono waa la ogaan doonaa.

HALKAAN HOOSE KALA SOCO:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.