Ku Guuleystay 50 Doolar Oo Saadaali Kulanka Caawa Ee Arsenal vs Liverpool

Arsenal iyo Liverpool ayaa caawa ku balansan garoonka Emirates Stadium iyadoo Liverpool ay mareyso isbuuc tijaabo adag ah xilli Gunners ay u baahan tahay inay ka soo baxday kaalinta hoose ay ku jirto.

Advertisements

Kulanka caawa waxa uu Liverpool u yahay fursad weyn oo ay ku cadeyn karto rajado ay ka qabto afarta sarre xilli ciyaareedkan, laakiin waxay sidoo kale hal il ku eegayaan kulanka lugta hore ee wareega 8da Champions League ee ay la ciyaarayaan Real Madrid Talaadada.

Waa adag tahay in la sii ogaado waxa ay kala kulmi karaan Arsenal sababtoo ah Gunners qaab ciyaareedkeeda ma aheyn mid joogta ah xilli ciyaareedkan, maalmaha qaar waa kuwa garaaci kara koox walba halka maalmaha ay isku dhex yaacaan.

Ku Guuleyso 50 Doolar Oo Saadaali Kulanka Caawa?

Shabakada Laacib waxay fursad ku siineysaa inaad ku guuleysato 50 doolar adigoo saadaalinaya kulanka caawa ee Arsenal iyo Liverpool ku dhexmaraya Emirates Stadium.

Advertisements

Sharuudaha Saadaasha

Saadaali natiijada ciyaarta ay ku dhamaaneyso & xiddiga dhalin doona goolka ugu horeeya*

Warbixintaan ku share-garee Facebook islamarkaana Like saar bogeena Facebook haddii aadan hore u saarin RIIX HALKAAN SI AAD LIKE U SAARTO.

Waa inaad sharuudahaan oo dhan buuxiso si aad ugu guuleysato abaalmarinta lacageed.

Wargelin dheeri ah

Saadaasha waxaad ku qortaa kaliya qeybta fekradaha ama comment ee warbixintaan. Ma tixgelin doono saadaal lagu qoray bog kale ama baraha bulshada sida Facebook.

Qofka ugu horeeya ee saadaasha saxda ah sameeya ayaa ku guuleysan doona abaalmarinta. Fadlan marka aad comment bixineyso isticmaal email-kaaga saxda ah si aan kuula soo xiriirno haddii aad guuleysato.

Saadaasha waxay ku eg tahay daqiiqad ka hor inta aysan bilaabanin ciyaarta.

*Saadaashaadu waa ay noqon kartaa 0-0

Advertisements

233 Fekradood

  1. Waxey ku dhamaaneysaa liverpool 3 arsenal 1 goolka goobaad waxaa dhalinaa mohamed salah

  2. inshaa allah aniga waxay nafsadaydu I dhahday arsenal 2 : 2 liverpool

    arsenal. 2 liverpool.2 wana baraajo wana markii koowaad ee isku dayo

  3. ciyarta cawa waxay ku dhaman doontaa

    liverpool 2-2 arsenal

    first goal waxa dhalin doona sadio mane

  4. Kaafi jooga xamar sadasha ciyaarta hadaan isku dayo waaa 1:0 mane ayaana dhLin doona goalka sidaas ayayna liverpool guusha ku raaci doontaa haduu alle idmo

  5. hal mid ayaan ilow fadlan way baraajaynayaan weliba arnal 2 : 2 liverpool first goal Martin odegaard bismilah

    fadlan jawaabta aan labada jeer soo qoray waa isku mid uun ta hore waxaan ilaaway first goal ka

  6. aniga ahan ciyarts cwa waxay ku dhamaneysa 2-1
    Levelpool ku badineysa frist goel ciyarta jota ayaa dhalinaayo

  7. Waxaa goalka dhalinaayo mane ciyaartane waxa ay ku dhamaaneysaa arsenal 3 liverpool 2

  8. waxa badin doonta kooxda arsenal
    Arsenal 2 Vs Liverpool 1 waxa goolka u horreeya dhalin doona Lecasette

  9. Waxa badinaysa liverpool wxnay ku badinaysa 2:1 waxa dhalinaya
    Jota haddana waxa baraajrenaya aubamiyaangi wxana rajadda ciyaarta dilaya mane 🎗💖💗⚽️⚽️⚽️

  10. Waxay ku dhamanaysa 2iyo1 oo Liverpool ay badin doonto insha Allah waxan goolka hore dhelin doona SALAH

  11. Ciyaarta wexee ku dhamaan doontaa liverpool 2 0 arsenal goal koowaad waxaa dhalindoono mane

  12. Ciyaarta wexee ku dhamaan doontaa arsenal 2 1 liverpool goal ka koowaadne waxaa dhalin doono aubameyang

  13. Ciyaarta wexee ku dhamaan doontaa liverpool 3 1 waxaana goal ka koowaad dhalindoono jota

  14. liverpool 3 arsenal 1 goolka uhoreeya waxaa dhalinayo mane & jota & moha salah
    arsenal waxaa udhali nayo aubameyang

  15. Waxay Ku dhamaan doontaa INSHA ALLAH LIVERPOOL 3-0 ARSENAL wxaaaba first goal dhalinaya MAHAMMED SALAH🔥🤣❤️❤️❤️

  16. asc waan idin salamey dhaman hadan sadaliyo ciyaarta udhaxeysa arsenal iyo liverpool arsenal 3 vs 2 ayey ku dhamaysaa

  17. Cayaartu waxay kudhamaan 3:1 waxaana badan doonta Liverpool goalka 1aadna waxaa dhalin doona wijnuldam i.sh
    arsenal 1 Liverpool 3

  18. Goosha ugu horeysaa Waxaa Dhalin doona M.Salah

    Ciyarta waxay ku Dhamaan Draw Arsenal 1-1 Liverpool

  19. asc magaceyga waa abdimajiid sh.mohaned kunool magalada hargeisa
    hadan fikradayda ka dhiibto ciyaarta arsenal 3 vs liverpool 2 ayey ku dhaman insh allah

  20. Arsenal 2-1 liverpool goalka ugu horeeya waxaa dhalin doona sadio mane kadibna arsenal ayaa laba ugu badali doonta meel ku qoro

  21. Hadii aan aan saadaaliyo kulanka liverpool iyo arsenal
    Arsinal 2 Liverpool 3

  22. Azc
    Cayaarta waxaa guuleysan doona
    liverpool
    ARS 0:1 LIV
    goolka koowadna mo salah

  23. Wexee ku dhamaan doontaa liverpool 2 arsenal 2 waxaana goal ka koowaad dhalindoono lacazette

  24. Aniga oo ah cabdimalik abdullahi waxa badineysa Liverpool 3 arsenal 1
    Mo salah D jota. S. Mane. Uu dhalinaya

  25. Asc.
    Sadaasheeda waa
    Arsenal 2 liverpool 1
    Goolka furitaanka
    Lacasatte

  26. Arsenal ayay guushu ku raacaysa 2 iyo 0

    Gosha kowad wxa dhalinaya pepe

    Tell 0905064529

  27. Wexee ku dhamaan doontaa arsenal 2 1 liverpool goal koowaadna waxaa dhalindoono Salah

  28. Liverpool ayaa badin donta ciyartuna waxay ku dhamaan donta liverpool 3 arsenal 2 hoalka kobaad waxa dhalin dona saido mane

  29. Waxa goal kubilaawi doona sadio Mane ciyaarta wexe kudhamaan doonta liverpo 3 arsenal 1

  30. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 says:

    𝐀𝐫𝐬𝐞𝐧𝐚𝐥 2 -1 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐠𝐨𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐫𝐬𝐞𝐧𝐚𝐥 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐬𝐚𝐭𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐩𝐞𝐩𝐞 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐡

  31. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 says:

    𝐀𝐫𝐬𝐞𝐧𝐚𝐥 2 -1 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐠𝐨𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐫𝐬𝐞𝐧𝐚𝐥 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐬𝐚𝐭𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐩𝐞𝐩𝐞 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐟𝐢𝐫𝐬𝐭 𝐠𝐨𝐚𝐥 𝐩𝐞𝐩𝐞

  32. Asc mgacaygu wa zakaria insha alah wxy ku dhamanaysa
    Liverpool 3 arsenal 1
    Wxana dhalin dona goalka kowad firmino

  33. Waxay kudhammaan doontaa arsenal 0 vs 1 liverpool golkana mahamed salax baa dhalin dona insha,allaah…, thnks lacib.net……

  34. Magaceyga wa Maxamed deeq looma oo jooga swedan hadan isku dayo ciyaartaan sadalinteeda waxa aay Guusha raaci donta Arsenal 2-1 Liverpool goal ka koowad Waxad galin dona captan auba
    Sido kale Waxan salamaya bahda laacib.net

  35. Waxy ku dhmanaysa liverpool 2 arsenal 1
    Liverpool wxa udhalinaya goolasha jota iyo salah
    Arsenal na lacazete

  36. Waxa badin doonta kooxda liverpool goolka ugu horeeya waxa dhalinayah m.salah waxay ciyaartu ku dhamaaneysa 3:2

  37. Ciyartan wxy kuso idlaanysa 1:1
    wxna goolka lahormaraya Arsenal iyado uu udhalinayo Lacazete.

  38. Abdiqani Ali
    Jooga Bosaso
    Hada guda galo sadashayda
    Arsenal 2-3 Liverpool

    Waxa gool dhalin doono Diogo Jota
    Insha allah

  39. Waxay ku dhamaaanaysaaaa ciyaaarta arsenal iyo liverpool zero zerp
    Arsenal 0 -0 liverpool full time

  40. arsenal 2-1 liverpool goolka kowaad waxa dhalinaya mohamed salah
    wa saadaashayda

  41. Waxan rajaynayaa inay ciyaartaasi ku dhamaan doonto liverpool 1 Arsenal 1

  42. Goalka 1aad waxaa dhalin doonaa Mohamed Salah. Ciyaarta waxaa badin doonaa Arsenal 2.liverpool 1

  43. Anigoo jogo Nairobi kenya sadashu Hadan qaldaneen waxay kudhamanaysa arsenal 2 liverpool 0 goalsha goowad waxa dhalinayo lczet

  44. Arsenal 2 vs 1 liverpool arsenal ayaa dhalindoonto goalka kowaad waxaana dhalin doono auba

  45. Waxa badinaysa kooxda liverpool waxay ku badinaysa 3-0 goals hore waxa dhalinaya mohamed salah

  46. Bisbilaah war Dadku lacag jeclaa waa yaabee wali ma arkin inta aan ku xidhnaa laacib.net intaas oo qof oo faalo soo bixinaysaa waa Sheeko kale runtii 😁🤣🤣👍 kolay lawada sheeg ee ana aan raacsado Saadashayda Arsenal 1-3 Liverpool goshana waa Gjdumo 5 ayaa furi doona goolasha in aan guulaysto ayaan Rajeenaya Bi Idinlaah 👍

  47. hadii an sadaliyo ARSENAL 2 1 LIVERPOOL goosha kowaad waxa dhalinaya Georginio Wijnaldum

  48. Waxeey ku dhamaan dontaa insha allah
    Arsenal: 2-1 :liverpool goolka ugu horeeya waxaa dhalin doona saidu Mane insha allah

  49. Waxay kudhamanaysa liverpool 2:1 arsenal. Goolka uhoreyana waxaa dhalinaya lacazate

  50. Liverpool wey badineysaa waxayna ku badin dontaa 2-0 iyadoo goalka kowad dhalin doono dhaliyaha weyn we DIOGO JOTA ama ROBERTO FIRMINO oo injir kasoo kabsaday

  51. Intiinaba mid sheegey kuma. $50 kii dollarna sidaas ayuu ku tagey. 😂

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*