DEG-DEG: Halyeey Xabi Alonso Oo Shaqo Tababarenimo Oo Weyn Helay & Kooxda Uu La Wareegayo Xagaaga

Halyeeyga kooxaha Real Madrid iyo Liverpool isla markaana kasoo baxay kuliyada da’yarta ee Real Sociedad isla markaana haatan tababare ka ahaa da’yarta kooxdaas ayaa lagu soo warramayaa inuu helay mid kamida shaqooyinka kooxaha ugu waaweyn horyaalka Bundesliga ee Germany.

Advertisements

Alonso ayaa sida lagu sheegay wargeyska Bild ee ree Germany noqon doona tababaraha cusub ee kooxda Borussia Monchengladbach xagaaga soo socda.

Image

Xabi Alonso ayaa shaqadaas kala wareegi doona tababare Marco Rose kaas oo isaguna hore loo xaqiijiyay inuu Borussia Dortmund qabsanayo xilli ciyaareedka dambe.

Advertisements

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*