Ciid Mubaarak Meel Kasta Oo Aad Dunida Ka Joogtaan كل عام و انتم بخير

Advertisements

Waxaan akhristayaasheena sharafta leh aan la wadaageynaa farxada Ciida Carafa, waxaan idiin rajeyneynaa idinka iyo qoysaskiinaba inaad ku ciidaan si farxad iyo reyn reyn ah.

Waxaan Ilaaheey ka baryeynaa inuu sannadkan sannadkiisa nagu gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Farxad ku ciida meel walba oo aad joogtaan, Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaark

Advertisements

كل عام و انتم بخير

Advertisements
Advertisements
Laacib.net

App-ka cusub ee laacib.net waxaad ka degsan kartaa google play store haatan, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Laacib.net

1 Fekrad

  1. Eid la mid ah dhmn umada musliminta ah ma sha Allh. EID kle farxad iyo cfmd iyo barwaaqo Allh swt hanugu gaarsiiyo

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*