Real Oo Wadahadallo La Furtay Salah , Barca-na Waxa Ay Doorteen Xiddig United Ah Xili Chelsea-na Go`aan Ka Gaareen Gonzalo Higuaín

Wariye ka tisran taleefishinka Canal+ ee France ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan wadahadallo hor dhac ah oo u socda Real Madrid iyo Mohamed Salah .

Garabkas Liverpool ayaa xagaagii hore lala xariiriyay in uu u wareegayo horyaalka Spain gaar ahaan Barcelona iyo Real Madrid.

Warkaan iyo qodobo kale oo ay ka mid yihiin Firmino oo suuqa xagaaga laga doonayo iyop Barcelona oo iyana xiddig ka ishaaratay United ka daawo LaacibTv Tube ama qeybta hoose

Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*