Liverpool Mise Man City? Khabiirada Sky Sports Oo Saadaaliyay Sida Loo Kala Geli Doono Lixda Kaalimood Ee Ugu Sareysa Premier League

Kooxdee ku guuleysan doonta horyaalka? Miyay Man United soo laabasho sameyn doontaa kuna dhameysan doonta afarta sarre? Khabiirada Sky Sports ee barnaamijka Soccer Saturday ayaa saadaaliyay lixda kaalimood ee ugu sareysa.

Manchester City ayaa hogaanka hal dhibic kaga heysa Liverpool iyadoo sideed kulan ay ka harsan tahay horyaalka, laakiin waxa ay fursad u heystaan inay hogaanka ku soo laabtaan marka ay Fulham wajahayaan.

Iyadoo xilli ciyaareedkan uu ka mid yahay xilli ciyaareedyada ugu tartanka furan hanashada horyaalka iyo kaalimada Champions League, halkee ayay koox walba ku dhameysan doontaa marka daaha horyaalka la xiro 12ka bisha May.

Khabiirada Sky Sports ayaa bixiyay saadaashaan.

Matt Le Tissier

Lixda ugu sareysa: 

1. Manchester City,

2. Liverpool,

3. Tottenham

4. Manchester United,

5. Arsenal,

6. Chelsea.

Charlie Nicholas

Lixda ugu sareysa: 

1. Manchester City,

2. Liverpool,

3. Arsenal,

4. Manchester United,

5. Tottenham,

6. Chelsea.

Phil Thompson

Lixda ugu sareysa: 

1. Liverpool,

2. Manchester City,

3. Tottenham,

4. Manchester United,

5. Arsenal,

6. Chelsea.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*