Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea v Newcastle United – Maurizio Sarri Oo Markale Eden Hazard U Adeegsaday Booska Weerarka Dhexe.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Newcastle United oo uu hoggaaminayo tababarihii hore ee kooxdeeda ee Rafael Benitez, Kulankan ayaa ah mid kusoo aadaya xilli ay labada dhinac ku jiraa xaalado gabi ahaanba kala duwan.

Chelsea ayaa maanka ku haysa guuldarradii maanta soo gaadhay kooxda booska shanaad ee Arsenal waxaana ay ogyihiin in guul ay gaadhaan ay ka caawin doonto inay booska kaalinta afraad ee Champions League loogu soo baxo ku qabtaan lix dhibcood.

Chelsea XI:

Newcastle United XI:


Noqo Qofka Ugu Horeeya Ee Comment Soo Qora

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

Email-kaaga Lama Soo Bandhigi Doono.


*