“Ma Sahlana In Xul Qaran Loo Sameeyo Dalka Aan La Aqoonsaneyn Ee Somaliland” – BBC Sports Oo Warbixin Ka Diyaarisay Ciyaaraha Somaliland

Warbaahinta BBC Sports ayaa diyaarisay warbixin  oo si dhab ah u taabanaysa nolosha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdeeda illaa Midowgii Somaliya, xornimadii ay lasoo noqotay, sida aanay dunida uga helin caawimo caalami ah, caqabadaha hor yaalla iyo heerka ay marayso ciyaaraha Somaliland.

Warbixintu waxay sheegtay in Somaliland oo aan haysanin aqoonsi ay la dhibaatoonayso duruufo nololeed oo sababay in 11-kii carruur ahba uu mid ka mid ah u geeriyoodo duruufta adag ee jirta, isla markaana dadku noolaadaan qiyaastii 50 sannadood, balse ay dhinaca kale jiraan horumar iftiimaya oo ay ka samaysay amniga iyo maal-gashiga caalamiga ah.

Warbixintu waxay dul istaagtay in ciyaaraha  Somaliland gaar ahaan kubadda cagta Jamhuuriyadda Somaliland ay heere ka baxsan qiimaynta caadiga ah marayaan, da’yartuna ay ku ciyaaraan dariiqyada dhexdooda iyagoo kubbad ka dhiganaya caagaha shiraabka/biyaha iyo sharaabaaddo loo ekaysiiyey kubbad, hase yeeshee dhinaca kale ay jiraan dhallinyaro qurba-joog ah oo dalka kusoo laabtay oo hirgeliyey kulliyado lagu tababaro da’yarta, kuwaas oo deeqo aan la magacaabi karin sannadkii hore ka helay kooxda West Brom ee ka dhisan dalka Ingiriiska.

Warbixinta oo aanu sideedii usoo turjunay, ayaa waxay ku bilaabantay sidan:

“Si la mid ah caruurta kale ee kubadda cagta xiisaysa, ayay ugu ciyaaraan dariiqyada Hargeysa iyaga oo ku riyoonaya inay maalin meteli doonaan waddankooda, dhibaataduse waxa weeye in waddankooda oo ugu yaraan aan rasmi ahaan u jirin (la aqoonsanayn).

Somaliland waxay leedahay wax kasta oo laga fisho dal. Dadkeedu waxay haystaan baasaboor iyo lacagta shilinka Somaliland, waxaanu calankoodu ka dul-babanayaa xarunta baarlamaanka. Madaxweynaha si dumuquraadi ah, mutuxan oo nabdoon ayaa lagu soo doortay.

Waxa aanay haysanin waa koox kubadda cagta oo haysata aqoonsiga caalamiga ah ee FIFA amaba la siiyo mid la micno ah. Si kastaba ha ahaatee, waxa hadda doonaya inay taas beddelaan afar qof oo u dhashay Somaliland oo ka tegay Britain.

Bishii February, Ahmed Ali iyo Mohammed Saeed oo 26 jiro ah kana tegay magaalada Birmingham ayaa ku biiray Abdisalam Ahmed oo 22 jir ah iyo Hussein Adan oo 26 sano jir ah oo uga tegay London si ay dalkooda hooyo uga yagleelaan Kulliyadda Kubadda cagta Somaliland.

“Waxa aanu ka fikiraynaa in qof walba oo da’yar uu helo fursad uu ku icyaaro kubadda cagta.” Sidaas waxa BBC Sports u sheegay Ali, oo shaqo tababarenimo kasoo qabtay kooxaha West Bromwich Albion iyo Cardiff City, haddana ah madaxa tababaraha xarunta kubadda cagta lagu baro da’yarta Somaliland.

“Waddamada qaarkood, waxa hore usii jiray hannaan la raaco oo sii dhisnaa laakiin caqabadda halkan taalaa waa wax walba seeska laga bilaabayo. Waxa na xiise galiyey inaanu seeska kasoo bilownay koox kubadda cagta ah oo maalin maalmaha ka mid ah noqon doonta xulka qaranka.” ayuu ku daray Ali.

Ciyaaraha Somaliland

Afartan wiil ayaa yimid iyagoo haysta khibrad tababarenimo laakiin waxay u yimaaddeen meel aanay jirin adeegyo, lacag iyo ciyaartooyo midna aanay jirin. Sida aanay uga mid ahayn Fifa, ayaanay Somalkiland dawladdeedu u helin deeqo caalami ah, sida la fahmi karana waxay leedahay meelo kale oo ay mudnaanta siiso.

“Afartayada ayaa u tagtay wasaaradda ciyaaraha, waxaananu ku nidhi ‘bilaash ayaanu ku shaqaynaynaa. Waxa aanu qabanaynaa horumarinta da’yarta iyo waxaananu siinaynaa duruus waxbarasho.” ayuu mar kale yidhi Ali oo u mahad-celiyey Ahmed Adare oo ahaa wasiirkii hore ee caddaaladda iyo dad kale oo ka caawiyey furidda kuliyadda.

“Waxay nagu yidhaahdeen, ku dhaqaaqa, waananu ogaanaynaa inaanu wax idinku caawin karno inkasta oo aanay lacag noqonaynin.” ayuu raaciyey.

‘Waxaanu haynay 140 carruur ah oo aanu toddoba-toddoba ugu qaybino garoonka”

Iyadoo laga jaray kaalmadii caalamiga ahayd, celcelis ahaan reer Somaliland waxay ku nool yihiin $347 doolarka Maraykanka ah, 11-kii carruur ahna mid ayaa dhinta aanay da’diisu gaadhin 5 jirka, nolosha waqtiga ay dadku noolaanayaana waxa lagu qiyaasaa illaa 50 sannadood.

Hargeysa, caasimadda Somaliland, geela iyo gaadhi-dameerka ayaa mashquuliya jidadka oo ku dhex milan tagaasida.

Inkasta oo ay soo jiidato kobcayaana maalgelinta shisheeye ee laga samaynayo, haddana Somaliland waxa jira caqabado. Haddii ay ka gudubtana waxay caddayn doontaa inay tahay qaran dhab ah. Markii ay xorriyadda ka qaadatay Britain, Somaliland waxay la midowday Somaliya 1960-kii. Markii ay Somaliya ku dhacday dagaalka sokeeye, Somaliland waxay dib ugu dhawaaqday madaxbanaanideeda sannadkii 1991-kii. Illaa markaa, Somalililand waxay ku dedaashay inay dunida tusto madax-bannaanideeda, laakiin adduunku dhinac kale ayuu ka eegay.

Marka la barbar-dhigo Somalia oo la dhibaatoonaysa weerarro argagixiso, Somaliland waxay ku naaloonaysaa xasillooni, inkasta oo ay fiqiir tahayna dadkeedu way hanweyn yihiin.

Reer Somaliland waxay kuu sheegayaan in dalkoodu ku yaallo Geeska Afrika, xuduud la leeyahay Djibouti, Ethiopia iyo Somaliya, xeebteeduna tahay bogcad xor ka ah budhcad badeedda Gacanka Cadan. Haddii aad weydiiso Qaramada Midoobay, ama dawlad kale oo adduunka, waxay kuu sheegayaan in Somaliland ay tahay maamul madaxbanaan oo ku yaalla woqooyi-galbeed Somalia.

Sidaas si la mid ah, waxa qarsoon meeqaamka ciyaaraha Somaliland. Xul qaran oo aan rasmi ahayn ayaa ka ciyaaray CONIFA (Xidhiidhka kubadda cagta dalalka aan la ictiraafsanayn), laakiin waxay ciyaartooyo ka helaan qurba-joogta xoogga iyo tirada badan ee halka milyan gaadhaya ee ku sugan dalalka sida UK, US iyo Scandinavian-ka kuwaasoo nooleeya ciyaaraha Somaliland.

Dhowaanta, gobolku (Somaliland) waxa tirada dadkoodu le’ekaaday Uruguay, waxaana lagu qiyaasay 3.5 milyan oo aanay dhallinyaradeedu haysanin kaabeyaashii kubadda cagta, laakiin taas waxa ku hawlan inay wax ka qabato Kulliyadda Kubadda cagta Somaliland oo xarunteedu tahay Hargeysa, balse afarta qof ee aasaasay ay dalka oo dhan safar ku tagaan iyagoo waxbaraya 132 tababare, soona ururiyey 1,600 ciyaartoy.

“Marka aad joogto Boqortooyada Britain, wax walba way diyaarsan yihiin, kaliya waa inaad bixiso casharro tababarenimo, laakiin halkan waxaad ka bilaabaysaa eber.”

“Mar waxaanu haynay 140 carruur ah oo aanu garoonka ugu qaybinaynay toddoba iyo toddoba. Maalin ayaad soo kaxaynaysaa ilmo yar, toddobaadka xiga lix saaxiibaddii ah ayuu keenayaa, kaddib waxay soo kaxaysanayaan 20 saaxiib, horena waxaanu u ogeyn inay jiraan boqollaal carruur yaryar ah oo doonaya inay ciyaaraan.” Sidaas waxa yidhi Ali.

Adan oo Somaliland tegay July 2017 wuxuu sameeyey kulliyadda All Star Sports Academy, oo ka mid ah toddobada xarumood ee hoos yimaadda Kulliyadda Kubadda Cagta Somaliland (Somaliland Football Academy).

“Waddanku wuu jecel yahay kubadda cagta. Koox ayaad u sheegaysaa, kaddibna waxay kuu sheegayaan ciyaartoy kasta oo kooxdaas ka tirsan.” Sidaa waxa yidhi Adan oo sidoo kale ah macallin qaabeeya, soona bandhiga barnaamijiyo jimicsiga jidhka ah.

“Magaalada oo dhan ayaan lug ku wareegay, waxaanad arkaysaa carruur koorneyaasha dariiqyada ku ciyaaraya oo laagaya caagado ama sharaabaado sida kubadda loo duuduubay.” ayuu ku daray.

‘Rajo ayay gelinayaan’

Kulliyaddu caawimo yar ayay heshay ka heshay kooxda kubadda cagta West Brom, waana qalab tababar iyo adeegga caafimaadka deg0degga ah, laakiin da’yarta Somaliland waxay weyn bay u tahay inay xidhaan, sannadkii horena waxay ku lebbisteen shaadhasha Port Vale iyo Walsall.

….. Qaybta labaad ee warbixinta ciyaaraha Somaliland, waxaanu baahin doonaa gellinka hore ee maalinta Jimcaha

32 Comments

  1. Wllhi ad ayan u jeclahay dalkyga hooyo ee somaliland wax colad ahna uma qabo wllhyga somalia amaba an idhahde dalkyga labad lkn markasta waxa iga goan in aan somalilad u dhinto difaaco qaranimadeeda duruuf kasta oo somaliland dhexdede igu heshana an u adkysto malin unban ka bixi doona waxan somaliland ha noolaato

  2. laacib.net mantana ma hawsha ayad keenten kulaha 11ki caruur ahba midba daruuf u dhimata. yaab wllhi idinka oon wali somaliland waxay thy garnayn ayad hadana somaliland wax ka shegaysan
    wayahay wan aqbalay somaliland kama qayb gasho kulama calamiga ama CAF ka africa
    wayahe hlkay somalia gadha ? ethopia uganada iyo tanzania aya min nus darsin kaga badiya !! mida kle caruurta aad ledahay duruuf ba disha , kuwiina xeryaha dhadhaab iyo kenya iyo shabeeloyinka iyo juboyinka ay gaajadu laysay ma aragtan miya ,
    shit…….!!!!!! tiisa daryeela tu kle ku dara !!!

    • Abdikarim, inta aanad degdegin, waxa aad hubisaa warbixintu ma mid laacib.net sameeyey baa mise waa mid warbaahinta weyn ee BBC Sports ay ka diyaarisay.
      Qoraalka sidiisa ayaa loo turjumay, midda kale wariyaha qoray waa reer Hargeysa, mana jiro sabab aad ugu nisbayso cid kale.
      Duruufaha BBC ka sheekaynayso, haddii ay jiraan iyo haddii kaleba, waa sida ay warbixinta lagu sheegay.
      Laacib.net si ay uga baaqsato in dadka aan maskaxdoodu hore usocodka lahayn wax uga sheegaan, waxay warbixinta usoo turjuntay sideedii oo aan waxna lagu darin, waxna laga reebin.

  3. Asc wad mahadsantihin ugu horeynba lkn xubi kasta oo webkan aadmin ka ah gaar ahaan shaqsiga iska leh waxaan u shegaya in qoralkani uu dad badan kaa eryi karo

    Siyaasada iyo cayaaraha haddii la islu dhafo waxba ma hagaagaan

    Wllka warkan keenay waxan leeyahay mar labaad fikir

  4. Aad ayan uga xumahay in waxano kale laga dhigto wx somalilnd magaceda iyo sharafteda rer somaliya is idhahdan waxbad ku yeeli kartan horumarka somalilnd isked isku gadhsisayna ku xasida isledihin shakhsiga wxno kale ka dhigznaya niyad dhisid iyo inuu wax yeelayo cid somalilnd kaso jeda wxn leyhy kuwi ka horeyey ee somalilnd hub iyo awod u istcmalay aya ku guuldarystay waba maanta o adunka la jaanqadyso o horumarkeda sida u qiraysan xasidnimda aad melksta la tagantihnba marqaati ugu filan cidkasto somalilnd rabta inay wax ka ogato qofkuna hadu na xasid lahyn qof jira maha mrka tani waxay no cadynysa uun in wali rer somaliya coladi iyo xumanti aanu ku kala tagnay wali qalbigoda ka bixin lknse anaga manta wax no dhibayn hadnu nayy rer somaliland mida kale shakhsiyadka page kan adminka ah wxn kula talinlaha waxd isledahy cid wax kuyeel adigu un haku waayin wax dadka kaso jeda somaliya hadi aad rali gali isledahyna somalilnderska kujira wxy u arkan un dad beri hre ay ka tageen inay wali cudurki ka cafimadin warbixintan aad lesahy 1qki carur ahba midba dhintana halka ay taasi ka dhacdo wa la yaqan o snadkasta iyo bilkasta dhimasho ka dhcda tahy somaliya warbixintuna halka ka hadlyso somalilnd na wax waxyalahaso kale loga baqa anay jirin o ka khuseya lkn bal page kan ha iskaga ciyarina 4tina cuqdada qaba ee somaliya wxba kuma hayane

    • Runtii aad baan uga xumaaday maqaalkaas aad meesha soo dhigteen waxaanan ka mid ahaa dadka aadka u xiiseeya websitekan…
      ciyaaro ayaan meesha uga baranay ee in wadankayaga lagu caayo ama sharaftiisa wax loogu dhimo uma isticmaalno…
      somaliland hadii run la sheegayo iyadaa dhulalka somali dadka la isku idhaahdo oo dhan dagto ugu nolol fiican kolay qof tagay oo joogay ayuun baa ogaan kara….
      in la is indho tiro maaha oo walaalkaa aad ceebtiisa uun daydaydo oo hadaad u waydo aad ku been abuurato waa arrin colaad cusub ina sii dhex dhigaysa uun…
      anyways walaalaha websitekan leh waxaan u sheegayaa in aan meeshan wixii la doono la soo dhigin khaasatan waxa siyaasada khuseeya…
      anagu hadaanu nahay reer somaliland somalia ma caayayno mana xumaynayno ma ximinayno lkn dadka oo dhan isku mid maaha waxaad se moodaa majority dadka reer somalia inaanay u caqli fayoobayn sidayada oo kale….

  5. Waan meel baabaday dadka somaliland waxey daad san yihiin saxaraxa ilaa magafe kii bada soo dhafana yurub ayuu qabri la fadhiyaa iyo nolal qariban warbixinta waxaa ku jirto somaliland in 3 di caruuraba mid uu u dhinto duruufo 4 oday o yurub ku soo wareertay iyo shacab oromo somali baratay ah ayaa ku nool isaaq sax ah majiro qoomkaas waa baaba een waxan jooga waa oromo iyo qaar moorgan dhalay

  6. Asc sxb waa kaas hadaa luqadda taqaano ee chanelka ha ugafin Cut off from international assistance, the average Somalilander lives on US$347 a year. One in 11 children do not survive to their fifth birthday and the average life expectancy from birth is 50.

    In Hargeisa, Somaliland’s capital, camels and donkey-drawn carts merge in traffic

  7. Hortu dhaman wn idin salamaya salankadib waxan leyahay cida soo diyarisay qoralkan waa cid ka xun horumarka somaliland maskaxdana ka ah dacif lkn marka xaqiiqda laga hadlo africa gabi ahanted somaliland wxy uga dhex muqataa sida cad ceda waayo 27kaa saney gonida utagnayd waa waa dalka kaliya ee iyadon la aqonsanayn aanay wali wax dhibato ama dagalihi kadhicin xaqiiqatan carurtedana ma jirto carurka nolol fiican kama naydhicin wali dad macalul ama bahi iyo dhibato ugu dhintay tona waa dal isu filansho gadhay iyadon ictiraaf haysan wax caawimo ahina kasoo gadhin besha calamka iyo qaramada midobaytona ee afrika gabi ahanba caawimada lagarabtagan waxan leeyahay cida qoralkan la shirtimid aragtaye maxad odhan ma ilbad wax kaga guri

  8. waa idin salaamaya dhamn shaqaalaha laacib.net
    inta kadib cida soo qortay qoraalkani si saxa ugama waramin waxa jira
    waayo waxa jira 20 garoon oo lagu ciyaaro iyo kabadan iyo kuwa roogu yaalo
    oo lagu ciyaaro 4.00 galabnimo ilaa 12.00 habeenimo taas maxd usheegi wyday
    marka waxaanu idin leenahay raali galin dagdaga halaga bixiyo cida waxan soo qortay

  9. Waxa aduunka ugu xun qof wuxuu yahay aan ogayn oo qof kale wax ka sheegaya
    Somalia iyo wixii ka yimaadaba aniga wasa ilma dhilo ayaa tihiin iyo xaaran miidhan oo gidaarada lagu koriyey

  10. Laacib wax badan wan so isticmalay Lkn manta garadkadu wuxu noqday mid ka baxsan bahda sports marka inan ku si xidhnado ilama ficna cayda somaliland waxba kama helaysid inad wax ku waydo moyana muqdisho la aqoonsan yahay garoonkada wa la arka somaliland dalkadi iyo dadkadi dhistana wad ka xun tihin sports iyo waxbarsho somaliland laguma gadho xamar na xabad iyo qarax laguma gadho wa intas bye laacib

  11. webka laacib anagu ciyaaran uso galna ee siyaasad uma so galno somalia wax kayarna kama fiirino hadii aad siyaasad iyo goosasho iyo somali kala goyn bilawdaan webkaan magac kale ayan ubixineynaa in ciyaarah lagu so gabanayey ayan ufahmayna birina alshayaadiin oo dad gawraceysa ayad so galinaysaan waa inaad raali galin dag daga kabixisaan qoraalkaan siyaasadeed ee faalad qoyska qabiilka ah ee gosashada qasabka ah wada ee dadka dhulkooda kuhabsanaaa somali meel lagu kala jarayna majiraan fadlan 14 bari ayan uqabanay siyaasada nagadaa sportska noo wad mahadsanid

  12. webkaan laacib waxaanu ku xirneyn 6 sano ugu yaraan waxaan unaqaana web sports umanaan aqon web somali lagu kala jaro oo siyaasad laso dhex galiyo ama laguso dhex qariyo dee birina habrihii iyo jegaantii faankeeda sogaliya aanan aheyn sportska iyo siyaasada kala daaya somalia waxan aheyn lama aqonsana markii lakala jaro beel beel kuso qor markaas lkn hada ma.ahan fadlan jooji waxaan

  13. Asc dhaman inta ku xeran wabkaa.markaan billabo qoralkeega waxna wa wax ay dadka so mala awalaan waxna wax xaqiiq ah oo jira marka ayadoona waxba lees dalin wabkaan la dhaleecenin waxuu ka so xigtay BBC qoraalkii lasoo turjumayna wakana hala aqriyo waxii yaqaano luqadoo ku qoranyahay wabillaahi tawfiiq.

    Somaliland: Starting a national team in a country that doesn’t exist
    By Robert Kidd
    Football writer

    From the section
    Football

    Share
    this page

    Children at training at the Somaliland Football Academy
    Like most football-obsessed kids, those playing on the streets of Hargeisa dream of one day representing their country. The problem is their country, officially at least, doesn’t exist.
    Somaliland has everything you expect from a country. Its people have Somaliland passports and pay with Somaliland shillings. The Somaliland flag flies in the Somaliland Parliament. The president was democratically elected in a “smooth and peaceful” election.
    What it doesn’t have is a Fifa-recognised international football team or the means to maintain one. However, that is something four Britons of Somaliland descent are determined to change.
    In February, Ahmed Ali and Mohammed Saeed, both 26, from Birmingham, joined Abdisalam Ahmed, 22, and Hussein Adan, 26, from London to establish the Somaliland Football Academy in their parents’ homeland.
    “We think every young person should have the opportunity to play football,” Ali, a former community coach and scout for West Bromwich Albion and Cardiff City and now head of youth football and coach education in Somaliland, tells BBC Sport.
    “In most other countries there’s already some sort of structure in place whereas here the challenge was to build everything from the bottom up. The thing that excited us most was literally starting from grassroots football to one day forming a national team.”
    The quartet arrived with coaching backgrounds but to no facilities, no money and no players. As it is not a Fifa member, Somaliland does not receive international funding and its government, perhaps understandably, has other priorities.
    “The four of us went to the sport ministry and said ‘look, we’ll do it for free. We’ll do the whole youth development and coach education courses,'” says Ali, who credits Ahmed Adare, the former justice minister and Somalia international, with helping to open doors.
    “They said ‘go ahead, let us know if there’s anything we can help with. As long as it’s not money.'”
    The Somaliland ‘national’ team
    Organised by London-based president Ilyas Mohamed, the Somaliland team played their first friendly fixture in 2014. A squad of mainly UK-based amateurs, including a PE teacher and hospital administrator, competed in the 2016 Conifa World Football Cup in Abkhazia, a partially recognised break-away region of Georgia.
    Playing against other de facto nations, autonomous regions and minority peoples, Somaliland lost three of their four matches, finishing 10th out of 12. Their one victory was a 3-2 win over the Chagos Islands, a diaspora team representing the Chagos Archipelago in the Indian Ocean.
    Though the squad included four players based in Somaliland, the government at the time claimed the team could not represent the ‘country’ and that the goal was to be accepted into Fifa.
    ‘We had 140 kids turn up on a seven-a-side pitch’

    Somaliland Football Academy founders Ahmed Ali (far left), Mohammed Saeed (third from right), Hussein Adan (second from right) and Abdisalam Ahmed (far right)
    Cut off from international assistance, the average Somalilander lives on US$347 a year. One in 11 children do not survive to their fifth birthday and the average life expectancy from birth is 50.
    In Hargeisa, Somaliland’s capital, camels and donkey-drawn carts merge in traffic with battered taxis.
    Though it is attracting growing foreign investment, Somaliland is a place with plenty of challenges. Chief among them: proving it is a ‘real’ nation.
    After gaining independence from Britain, Somaliland unified with Somalia in 1960. As Somalia fell into civil war, Somaliland re-declared independence in 1991. Ever since, as Somaliland has strived to show the world it is independent, the world has looked the other way.
    Compared to Somalia, which suffers regular terrorist attacks, Somaliland is relatively stable and, though it may be poor, its people are proud.
    Somalilanders will tell you their ‘country’ is in the Horn of Africa, bordering Djibouti, Ethiopia and Somalia, with a small (pirate-free) coast on the Gulf of Aden. Ask the United Nations, or any government in the world, and they’ll say Somaliland is an autonomous region in north-west Somalia.

    Somaliland’s presence in the football world is similarly hidden. An unofficial ‘national’ team plays in Conifa (the Confederation of Independent Football Associations), but draws largely on players from the roughly one-million-strong diaspora in areas including the UK, US and Scandinavia.
    Until recently, the region roughly the size of Uruguay, with a population of 3.5m, also had no structure for youth football, but that too is being addressed by the Somaliland Football Academy.
    From the academy base in Hargeisa, the four founders have self-funded travel across the country, training 132 coaches and recruiting 1,600 players.
    “In the UK everything is set-up and you’re just there to deliver a coaching session, but here it was literally at zero,” Ali says. “There were a lot of kids playing football in the streets but there weren’t any organised teams.”
    What wasn’t lacking was a passion to play.
    “We once had 140 kids turn up on a seven-a-side pitch” Ali says. “You’d have one kid come and the week after he’d bring six friends, and then they’d bring 20 friends and before you knew it you’d have hundreds of little ones wanting to play.”

    Ahmed Ali (right) was recently appointed head of youth football and coach education in Somaliland
    Adan, who moved to Somaliland in July 2017 and set up the All Star Sports Academy, now one of seven centres under Somaliland Football Academy, adds: “The country loves football. Tell someone a team and they will tell you about any player in that team,” Adan, who also works with schools to design and deliver physical education programmes, says.
    “I was walking around the city and you see kids playing on street corners kicking around a bottle or socks wrapped into a ball.”
    ‘It is about giving them hope’

    The academy has established national leagues for boys at Under 13, 15 and 17 level
    The academy has relied on donations. West Brom gave training equipment and a delivery from KitAid means somewhere in Somaliland youngsters are proudly wearing last season’s Port Vale and Walsall shirts.
    With astroturf pitches scarce and expensive, they have also had to be creative finding places to play, often utilising disused patches of dusty land.
    “The boys will come to a pitch before the session and sweep the place to make sure there aren’t any bricks or rocks. It’s helped us – one, by not having to pay for facilities and two, the players put a bit of care into their local area,” Ali says.
    Within a year, the academy has established national leagues for boys at Under 13, 15 and 17 level. They also want to develop football for women and, at a recent girls’ tournament, the Vice-President congratulated the winning team.
    The academy works closely with Lions Gate, a sports centre set up by another Brit, Mohammed Yusuf, in one of Hargeisa’s poorest areas. Established to combat gang violence, Lions Gate has trained former gang members to be coaches, referees and ground staff.
    Youth unemployment is high and many Somalilanders attempt the dangerous journey to Europe via Libya. One Unicef-funded study found those emigrating were typically young men, some as young as 14, and “abuse and death are common”.
    “We’ve had mothers crying and hugging us because we stopped their boys from trying to emigrate. We gave them hope and something to look forward to and we didn’t even know it,” Ali says.
    “For some, coaching is about developing players to play in the Premier League but for us it’s about giving them hope to keep going and not give up.”

    The diaspora-heavy Somaliland team is ranked 27th out of 40 Conifa members while Fifa ranks Somalia joint-sixth lowest in the world
    Recognition from Fifa seems unlikely but would not be without precedent. The organisation has 211 members, 18 more than the United Nations. In 2016, Gibraltar and Kosovo became Fifa’s latest additions. Both have since claimed victories on the pitch, even if political recognition off it is missing.
    Instead, the academy is focused on recruiting and training more players and coaches, with the aim to build elite youth teams at Under 15 and Under 17 level.
    The academy founders have seen enough talent to believe the place that claims Mo Farah as its own (his family live in Somaliland) can have a positive future on the pitch – if given the chance.
    “Ninety-nine per cent of the players here are physically good. They can run and technically they are good because they have played a lot of street football.
    “I think you can compare it a lot with the favelas in Brazil. There’s a lot of raw players, there’s a lot of raw talent, but they need a lot of coaching to fulfil their potential.”

    The players and staff of Somaliland Football Academy
    A team allowed to compete against other ‘nations’, even at youth level, could boost Somaliland’s bid for international acceptance.
    “We are trying to gain recognition and sport is the best way,” Adan says. “If I ask people in Somaliland ‘what’s the capital city of Egypt?’ many can’t answer. But if I ask ‘who’s the best player from Egypt?’ they’ll tell you ‘Salah’ immediately.
    “Football is an international language and if we were producing talented players and they were making noise on the international stage, that would do Somaliland the world of good.
    “The people of Somaliland are so passionate about their country. If there was a group of people representing Somaliland on the international stage, it wouldn’t just be for the young people, it would be for everybody.
    “I hope one day it does happen, but we’ve got a long way to go.”

    Share
    this page

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*