Waa Kuwee 10-ka Daafac Ee Waqti Xaadirkaan Ugu Fiican Dunida, Yaa Kooxdaada Kaga Jira ?

Advertisements

Sida ay gooldhaliyayaasha muhiim ugu yihiin kooxaha, waxaa iyagana muhiimad la mid ah leh daafacyada kuwaasoo ilaaliya natiijada kooxda islamarkaana ka caawiya goolhayaha inuu shabaqiisa nadiif ahaado.

Inta badan kooxaha guulaha gaara waxaa ugu wacan in daafacooda uu adag yahay, lama arko badanaa koox weerarkeeda uu fiican yahay, daafaceedana uu xun yahay oo koobab badan ku guuleysata.

Advertisements

Hadaba waxaan eegi doonaa 10ka daafac ee waqti xaadirkaan ugu fiican dunida kubada cagta? Kuma qiimeyn doono lacagta laga soo bixiyay waxaa lagu qiimeyn doonaa waxqabadkooda.  RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN.

Si aad u hesho warbixino xiiso leh oo ku saabsan kubada cagta iyo guud ahaan isboortiga rukumo kanaalka aan ku leenahay Youtube. Riix halkaan si aad Subscribe u dhahdo.

RIix Halkaan Si Aad U Akhriso:  Wuu Soo Laabtay - Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Chelsea Oo Tababarka Kooxdiisa Kusoo Laabtay Kahor Kulanka Weyn Ee Liverpool.

Comments are closed.