Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Bournemouth vs Liverpool – Milner Oo Daafaca Ciyaaraya & Klopp Oo Isbadal Sameeyay.

Tababare Jurgen Klopp ayaa isbadalo badan ku sameeyay kooxdiisa isagoo ka taxadaraya kulanka ay Napoli la ciyaari doonaan bartamaha isbuucaan kulan ka tirsan koobka horyaalada yurub, waxaana kuso bilowday shax ay tahay in la saluugo.

Matip ayaa daafaca kula mideysan Virgil van Dijk, halka Fabinho iyo Shaqiri ay kusoo bilowdeen sidoo kale, Sadio Mane kursiga ayuu kusoo bilowday halka Arnold isna uu fadhiyo.

BOURNEMOUTH:

Begovic, Francis, Cook, Ake, Daniels, Lerma, Surman, Brooks, Stanislas, Fraser, King.

KEYDKA:

Boruc, Pugh, Mousset, Ibe, Defoe, Rico, Mings.

LIVERPOOL:

Alisson, Robertson, Milner, Matip, Van Dijk, Fabinho, Keita, Wijnaldum, Shaqiri, Salah, Firmino.

KEYDKA:

Mignolet, Alexander-Arnold, Henderson, Lallana, Mane, Sturridge, Origi.