Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulamada Man United v Fulham, Arsenal v Huddersfeild & Xiddigaha Ay Soo Xusheen Jose Mourinho Iyo Unai Emery

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal oo iyagu dhawaan kuan ka tirsan horyaalka Premier League wada ciyaaray ayaa markale dheeli doona kulamo muhiim u ah kooxahooda waxaana ay mid kasta soo dhawayn doontaa kooxaha kala ah Fulham iyo Huddersfield sida ay u kala horreeyaan.

Man United iyo tababaraheeda Jose Mourinho ayaa ku jira wakhti adag waxaana ay booska sideedaad ka fadhiyaan miiska kala sarreynta Premier League iyaga oo 18 dhibcood kor u fiirinaya kooxda majaraha u haysa horyaalka.

Dhinaca kale, Arsenal ayaa xilli ciyaareedkan samaynaysa bandhigyo wanaagsan, Kooxda Emery ayaan wax guuldaro ah arag mudo dheer waxaana ay shaqo cajiib ah soo qabteen toddobaadkii hore iyaga oo laba kulan oo waaweyn afar dhibcood ka helay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United v Fulham.

Man United XI: De Gea, Jones, Smalling, Young, Dalot, Mata, Rashford, Lingard, Herrera, Matic, Lukaku

Keydka: Romero, Rojo, Shaw, Pogba, Fred, Fellaini, McTominay

Fulham XI: Rico, Odoi, Ream, Bryan, Mawson, Sessegnon, Cairney, Schurrle, Seri, Anguissa, Mitrovic

Keydka: Bettineli, Christie, Kebano, Johansen, Cisse, Vietto, Kamara

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal v Huddersfield

Arsenal XI: Leno, Sokratis, Lechtsteiner, Mustafi, Bellerin, Kolasinac, Torreira, Guendouzi, Xhaka, Lacazette, Aubameyang

Keydka: Cech, Kosceilny, Monreal, Elneny, Mkhitaryan, Iwobi, Nketiah

Hudderfield: Lossl, Zanka, Kongolo, Schindler, Tommy, Smith, Hogg, Mooy, Lowe, Williams, Depoitre, Pitchard

Keydka: Hamer, Durm, Bacuna, Sobhi, Mbenza,