Muuqaal:Ceebtiis Maahee Waa Caadadiis – Daawo Kadib Mohamed Salah Sergio Ramos Oo Sanka Jabiyay Xiddig Kale, Dhiib Badan Ayuu Kaga Keenay

Xiddiga Real Madrid ahna kabtanka Los Blancos ee Sergio Ramos ayaa sameeyay dhacdo kale oo muran badan ka dhalisay kubada cagta kulankii ay Real Madrid guusha ka gaadhay kooxda Viktoria Plzen.

Sergio Ramos ayaa sanka jabiyay dhiig badana ka keenay xiddiga u ciyaara kooxda Plzen intii lagu jiray kulankii xalay kadib markii uu jiqilkiikiisa sanka kaga dhuftay.

Xiddiga Milan Havel oo ah xiddigii uu Ramos sanka ku dhuftay ayaa la arkayay dhiig aad u badan oo ka socda kadib markii uu dhulka ku dhacay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan