Muuqaal: Yaa Adi Ku Yidhi Ka Tag Spain – Daawo Qaabkii Uu Cristaino Ronaldo Isaga Khasaariyay Fursad Waali Ah

Xiddiga Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay iska khasaariyay fursad furan oo uu shabaqa ka xigo kaliya goolhaye Ospina kulankii ay Juventus guusha ka gaadhay Napoli.

Ronaldo ayaa wali ku dhibaatoonaya in uu dhaliyo goolal inkasta oo uu 3 gool dhaliyay haatan laakiin xiddiga ayaan si joogto ah ugu dhalin goolal sidii markii uu joogay Spain.

Xiddigan ayaa fursad u haystay in uu dhaliyo gool kadib baas cajiib ah oo uu ka helay xiddig ay isku koox yihiin laakiin xiddiga ayaa iska khasaariyay fursad waali ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

1 Aragti ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Wallahi caadi ayad u caddayseen inad thiin taageere barcelona ah wana idin ayaan darro idinka oo sheeganaya website tebiya ciyaaraha in Bias idinku jiro ood dhinac ka janjeedhaan wxan idin odhan lahaa angu iska daaya wararkanoo Noqda kuwa xaysiiya amapa BuunBuuniya barcelona oo Fans keeda ah caddeysta waxpa hku Daba gabbaninee Hore waxaan idin Moodayay oon idnku Qiimaynayay website Value leh valse ma Tihidin oo waad ka gaabsateen kolley keligayna Ma aha dad badanoo horena Feedback wey idinso Gaadhsiiyen ah “inaad shaqadiina si fcn u qabsataan sumcad iyo wellbingna wad ku dhex leedihiin umaddee ha Moodina waxa idn akhrista iney yhiin dhammaan Taageere Koox keliya somali oo dhan iyo weliba inta somaliga baratey ee ku hadli taqaan ayaa idinku xidhan ee Taageeridda kooxdiina guryhiinna iyo meelaha kle la taga oo kaddaaya kusoo bandhigga xggan halkni wa website all football teamska ka dhexeeya”

Comments are closed.