Muuqaal Wareer Ah: Daawo Mohamed Salah Oo Gool Cajiib Ah Ka Dhaliyay Bournemouth, Ilaa Goolhayaha Ayuu Cirka U Eegay

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa dhaliyay gool cajiib ah kadib markii uu xitaa goolhayaah Bournemouth cirka u diray kulankii ay Liverpool guusha weyn gaadhay.

Mohamed Salah ayaa ka dheereeyay daafaca Bournemouth ka hor intii uuna goolhayaha u jarin kadib mar kale u jarin goolhayaha kadib markii uu ku soo laabtay.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa goolkii cajiibka ahaa ee Uu Mohamed salah xitaa cirka u eegay goolhayaha Kooxda Bournemouth Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan