Muuqaal: Waligaa Maad Arag Miyaa Xiddig Dhaawacma – Daawo Fal Celiskii Qalbi Xanuunka Lahaa Ee Uu Sameeyay Da,yarka Arsenal Ee Mateo Guendouzi Kadib Dhaawacii Xumaa Ee Soo Gaadhay Danny Welbeck

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Arsenal ee Danny Welbeck ayuu dhaawac xun soo gaadhay kulankii Europa League ee ay kooxdiisa Arsenal bar-baraha la gashay kooxda Sporting Lisbon.

Intii uu dhulka yaalay ee la dawaynayay waxa ay kamerooyinku qabteen fal celis qalbi xanuun ah oo uu samaynayay da,yarka kooxda Arsenal ee Mateo Guendouzi.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa fal celiskii qalbiga xuunka lahaa ee uu sameeyay xiddiga reer France kadib dhaawacii xumaa ee soo gaadhay Welbeck Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan