Muuqaal: U Qaadan Waa – Daawo Qaabkii Uu Halyeeyga Man United Rio Ferdinand Uga Fal Celiyay Goolkii Guusha Ay United Ku Garaacday Juventus

Kooxda Man United ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Juventus kulan ka tirsanaa kulankii 4-aad ee wareega Group-yada kana dhacay garoonka kooxda Juventus.

Dad badan ayaan filayn in ay United guul ka gaadho kooxda Juventus marka loo eego in ay rikoodh fiican ku leedahay garoonkeeda tartamada oo dhan oo aan looga badin wakhti fog.

Daafacii hore ee kooxda Man United Rio Ferdinand ayaa ka mid ahaa dadkii aan filayn in ay United guul ka gaadho laakiin khabiirka ayaa si waali ah uga fal celiyay Markii ay United heshay goolkii 2-aad Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan