Muuqaal La Yaab Leh: Daawo Lucas Torreira Oo Sameeyay Wax La Yaab Leh Intii Uu Ku Jiray Tababarka, Xitaa Kooxda Arsenal Ayaa Fahmi Wayday

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Arsenal ee Lucas Torreira ayaa ka yaabsaday taageerayaasha iyo waliba kooxdiisa Arsenal lafteeda kadib wax uu sameeyay ka hor bilaabashadii tababarkii jimcihii.

Kadib bar-barihii Europa League ee Sporting Lisbon ee Khamiistii Arsenal ayaa ku soo laabatay tababarka galabnimadii jimcihii iyaga oo isku diyaarinaya kulanka Axada ee Wolves.

Laakiin xiddigooda cusub ee Torreira ayaa ka yaabsaday taageerayaasha kooxdiisa & Waliba shaqaalaah kooxda Arsenal wax uu sameeyay kadib markii uu yimid tabbaarka.

Torreira Ayaa lagu sawiray isaga oo ka soo galay garoonka tababarka meel aan laga soo galin waliba la xayiray taas oo ka yaabisay taageerayaasha iyo maamulka kooxda Laacibtv ka Daawo Muuqaalkan