Muuqaal La Yaab Leh: Daawo Aabe Kala Tuuray Wiilkiisa Da,yarka Ah Oo Goolhaye Ah Si Uu U Badbaadiyo Kubad Shabaqiisa Ku Socotay

Kubada cagta ayay maalin walba wax cusub ka dhacaan taas oo ka yaabisa adduunka oo aan horay looga arkin kuna cusub waliba si weyn looga hadal hayo baraha bulshada.

Waxa la helay muuqaal muujinaya aabe wiilkiisa oo goolhaye ah kala tuuraya si uu u badbaadiyo kubad shabaqiisa lagu laagay inkasta oo uu wiilku ahaa mid aad u da,yar oo caruur ah.

Sheekada ayay ka dhacday kulan ay iska hor yimaadeen laba kooxood oo caruuro da,doodu u dhexaysay 7 ilaa 9 sano jir kuwaas oo ciyaarayay kulan kubada cagta ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan