Muuqaal Fadeexad Ah: Daawo Qaar Ka Mid Ah Xiddigaha Arsenal Oo La Helay Muuqaal Iyaga Oo Jooga Baar Khamri & Gaasta Nitrous oxide Isku Dal-dalaya

Waxa saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada si weyn ugu faafay muuqaal xiddigaha kooxda Arsenal oo Nuugaya gaasta loo yaqaano “Nitrous oxide” ama gaasta Qosolka iyo waliba iyaga oo cabaya khamri badan taas oo ka xanaajisay taageerayaasha Arsenal.

Xiddigaha dhankan samaynayay ee Arsenal ka tirsan ayaa kala ah Lacazette, Guendouzi, Kolasinac, Ozil & Aubameyang kuwaas oo jooga baar ku yaala London.

Xiddigaha Henrikh Mkhitaryan iyo Shkodran Mustafi ayaa sidoo kale joogay goobta laakiin labada xiddig ayaan ka qayb qaadan wixii ay saaxiibadood samaynayeen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan