Muuqaal: Ceebtiis Mahee Waa Caadadiis – Daawo Wixii Uu Sameeyay Jose Mourinho Kadib Guushii Soo Laabashada Lahady Ee Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Juventus

Tababaraha Kooxda Man United ayaa mar kale sameeyay falal muran badan dhaliyay kadib guushii soo laabashada lahayd ee ay Juventus ka gaadhay kooxda Juventus kulan champions League ahaa.

United ayaa guul soo laabasho leh ka gaaday kooxda juventus kadib markii ay 2 gool dhaliyeen daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta kadib markii gool looga horeeyay.

Jose Mourinho ayaa dhagtiisa farta saaray isaga oo ku diganayay taageerayaasha Juventus sidoo kale dagaal la galay qaar ka mid ah xiddigaha Juventus iyada oo aan ahayn midii ugu horaysay marka loo eego in uu 3 faroord u taagay taageerayaasha Chelsea kulankii Premier League sidoo kale dagaal la galay mid ka mid ah caawiyayaasha Sarri Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan