Muuqaal Cajiib Ah: Eden Hazard Vs Daniel Sturridge: Goolkee Qurux Badan Goolashii Ay Labada Xiddig Dhaliyeen?

kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa 6 maalmood gudohood ciyaaray laba kulan oo kala ah Carabao Cup-ka iyo premier League kuwaas oo laga dhaliyay goolal qurux badan.

Eden Hazard ayaa dhaliyay 2 ka mid ah goolashaas halka uu sidoo kale Daniel Sturridge dhaliyay 2 gool oo kal mid ah kuwaas oo ahaa goolal qurux badan 3-daas goolba.

Hadaba waxa is bar-bar dhig lagu sameeyay goollkii Eden Hazard ee kulankii Carabao Cup-ka iyo goolkii Daniel Sturridge dhaliyay kulankii horyaalka premier Leaguu Hadaba goolkee Qurux Badan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. daniel sturidge goolkiisii ayaa ila qurux badnaa waa gool indho badan soo jiitay
    waa gool lagu bad baadiyey koox adag
    waa gool 90kii daqiiqo ee ugu danbeeyey
    lagu dhaliyey waayo markaasoo kale
    barbaraha ayaa wax laga dayaa
    waana ra igayga
    runtii gool aad u qurux badan buu ahaa

Comments are closed.