Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Leo Messi Oo Gool Wareer Ah Adduunka Ku Tusay In Yahay Midka Ugu Fiican, Laad Xor Ah Ayuu Dhaliyay

Xiddiga Kooxda Barcelona ee Leo Messi ayaan wali ka daalin dhalinta goolasha cajiibka ah ee xilli ciyaareedkan kadib gool cajiib ah oo uu ka dhaliyay kooxda Espanyol.

Lionel Messi oo wakhtigii dambe laadka xorta ah kaba jeclaaday rikoodhayaasha ayaa si cajiib ah laad xor ah uga dhaliyay goolhayayaha kooxda Espanyol.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa goolkii laadka xorta ahaa ee cajiibka ahaa ee uu Leo Messi ka dhaliyay kooxda Espanyol kuna xaday indhaha taageerayaashiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan