Muuqaal Cajiib AH: Daawo: Alisson Oo Sameeyay Badbaadin Ka Timid Adduun Kale Kadib Ku Lug Lahaa Gool Ay Liverpool Dhalisay

Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson ayaa mar kale taageerayaasha kooxdiisa iyo waliba kuwa premier League ilowsiiyay lacagtii laga soo bixiyay suuqii xagaaga.

Alisson ayaa sameeyay badbaadin waali ah ka hor inta uuna dhisin goolkii 3-aad ee ay kooxdiisu dhalisay kulankii ay guusha ka gaadheen kooxda Burnley kana tirsanayn premier League.

Hadaba waxa aan halkan ku soo gubin doonaa badbaadintii iyo waliba qaabkii uu Alisson uga dambeeyay goolkii 3-aad ee ay Liverpool ka dhalisay Burnley Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan