Muuqaal Aanad Arkin: Daawo Qaabkii Uu Cristiano Ronaldo Ugu Dabaal Degay Abaalmarinta Bisha Ee Juventus & Isku Daygii Uu Ku Xaday Indhaha Taageerayaashiisa

Cristaino Ronaldo ayaa xalay la gudoonsiiyay abaalmarinta xiddiga ugu fiican bisha ee Juventus ka hor kulankii ay guusha 1/0 ah kaga badiyeen kooxda Inter Milan kana tirsanaa horyaalka Serie A-da.

Xiddiga reer Portugal ayaa abaalmarinta si cajiib ah ugu dabaal degay kadib markii uu la dabaal degay caruurta kubada soo qabata inta ay ciyaartu socoto.

Dhanka kale Cristinao Ronaldo ayaa taageerayaasha kooxda Juventus ku sixray isku day oo isku dayay in uu dhaliyo gool dhamal ah si uu taageerayaasha u ilowsiiyo goolkii uu ka dhaliyay Markii uu Real Madrid joogay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan